Yaa Khatar U Ah Cudurka Dabaysha (Poliomyelitis) Sidee Se Looga Hortagaa?
Cudurka dabaysha waa cudur kamid ah cudurada faafa oo uu sababo fayrus loo yaqaano poliovirus, waa cudur halis ah kaasoo sababi kara in qofku curyaamo, in neefsashadu dhib ku noqoto qofka iyo xataa...
View ArticleShaqada 8 Saacadood Maalintii, 5 Maalmood Toddobaadkii Waxa Ay Qofka…..
Shaqada ah siddeeda saacadood, shan maalmood toddobaadkii waxa ay qofka ka xidhxidhaa fursad kasta oo uu naftiisa si madax bannaan ugu horumarin karo, ama uu yeelan karo waxsoosaar kale oo shaqada ka...
View ArticleMa Taqaannaa Sababta Aanay Xadhkaha Korantadu Ugu Dhegin Shimbiraha?!!
Korontadu marka ay qofka ku dhegto waxa ay awood u leedahay in ay ilbidhiqsiyo ku gaadho Wadnaha, waxa aanay khalkhal gelisaa habsami u socodka garaaca Wadnaha iyo in uu dhibaato khatar badan ku keeno...
View ArticleWaxyaabaha Sababa Gaabnaanta Duwaarfisim (Dwarfisim)
Duwaarfisim (Dwarfisim) waa xaalad ku dhacda habdhiska jirka ee la xariirta koritaanka lafaha taa oo keenta in qofka uu ka gaabto sida cadiga ah. Gaabnaantaan ayaa ku imaan karta gacmaha iyo lugaha,...
View ArticleAstaamaha Qandhada (Fever), Sababaha Keena Iyo Sida Guriga Loogu Daryeelo
Qandho waa heerkulka jirka oo kor uga kaca sida caadiga ah. Qandho kaligeed jiro ma aha. Caadi ahan qandhada waxay calaamad u tahay xaalad aan muuqan, badanaa infakshan ka jira jirka. Qandhada oo la...
View ArticleSababaha Ay Dhaqaatiirtu Ugu Dardaarmaan Cunista Boorashka
Boorashka waxa uu ka mid yahay cuntooyinka ugu caansan ee lagula taliyo dadka maadaama oo uu caawiyo miisaan dhimista isla markaana uu leeyahay faa’idooyin cunto iyo caafimaad oo tiro badan. Dr....
View ArticleCalaamadaha Lagu Ogaado Gabadha Ku Rabto Ama Kaa Heshay
Maku wareertay inaad ogaato calaamadaha saxda ah ee lagu fahmo gabadha ku rabto ama kaa heshay? Kaligaa ma tihid! Rag badan ayaa kula qaba dhibtaas. Way adagtahay dumarka in la akhriyo, waana sababta...
View ArticleTalooyinka Lagula Dardaarmo Dadka Ka Xabanaya Hurdo Xumada
Cimilada xumaanaysa, caafimaad darrada, cidhiidhiga guuxa iyo sawaxanka magaalooyinka, nooca shaqooyinka casriga ah iyo aaladaha lagu isticmaalayo guryaha, xafiisyada iyo goob kasta ayaa sabab u ah...
View Article10 Qodob Oo Ku Siinaya Hurdo Xasiloon Habeen Walba
Cimilada xumaanaysa, caafimaad darrada, cidhiidhiga guuxa iyo sawaxanka magaalooyinka, nooca shaqooyinka casriga ah iyo aaladaha lagu isticmaalayo guryaha, xafiisyada iyo goob kasta ayaa sabab u ah...
View ArticleEreyada Iyo Habdhaqannada Ay Caanka Ku Yihiin Dadka Anshaxa Wanaagsan
Waxaa jira habdhaqanno iyo ereyo astaan u ah anshax wanaag, iyo quluubta dadka oo aad kasbato. Qoraaga Lisa J. Goins ayaa warbixin ay ku baahisay majaladda caanka ah ee Reader’s Digest waxa ay ku...
View ArticleShig Shiga Caruurta Iyo Dadka Waa Wayn (Stutturing)
Shigshig (stutter) waa xaalad la xiriirta hadalka, oo saameyn balaaran ku leh qeexnaanta hadalka, iyo dareeriska hadalka. Dadka shig shiga way garana yaan waxa ay rabaan iney dhahaan, laakin waxay...
View ArticleFaa’idooyinka Xulbada Ay U Leedahay Ragga Iyo Dumarka Iyo Qaababka Ugu Fiican….
Xulbadu waa mid ka mid ah geed daweedyada ugu qadiimsan caalamka, waxayna ka mid tahay dawo dhaqameedyada shiineeska iyo Hindidu ay muddo dheer isticmaali jireen. Cilmiga casriga ah ayaa qiray in...
View ArticleCuntooyinka Dalkeenna Laga Helo Oo Guba Dufanka Jidhka, Caawiyana Miisaan...
Buurnimada iyo miisaanka inta dabiiciga ah ka badani waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka caafimaad ee dadka dunida badankoodu ka cawdaan muddooyinkan dambe. Waxa ay dhaawacdaa quruxda guud iyo...
View ArticleFaa’idada Karootada Iyo Cabitaankeeda & Xanuunada Ay Ka Hortagga U Yihiin
Karootadu waa khudrad ay Soomaalidu si fiican u taqaanno oo dhulkooda laga helo. Karootada waxaa lagu tiriyaa khudradaha ugu caafimaadka badan, waxa ay xambaarsan tahay nafaqo kala duwan iyo walxo...
View ArticleFaa’idada Galmada Aroortii Iyo Ahmiyada Ay U Leedahay Ragga Iyo Dumarka
Ma ogtahay in galmada aroortii ay faai’do u leedahay caafimaadkaaga? Tijaabooyin la sameeyay waxaa lagu ogaaday in lamaanayaal badan ay galmada habeenkii iskaga daayaan daal awgiis, haddaba maxaa...
View Article4 Qodob Oo Qofka Ka Caawinaya Inuu Yeesho Dhaqan Akhris
Xikmaddu ma’aha tirada buugta uu qofku akhriyo, balse waa tayada buugtaas iyo miisaanka xogta iyo aqoonta ay xambaarsan yihiin, sidaas awgeed xoogga ha saarin in aad badiso tirada buugta ee waxa aad...
View Article6 Qodob Oo Lagu Kobciyo Caafimaadka Iyo Awoodda Garasho Ee Maskaxda
Waxaa waajib ah in qofku uu iska xilsaaro ilaalinta iyo wanaajinta caafimaadka maskaxdiisa, si uu u dhiirrigeliyo in unugyo cusubi ay kobcaan, ugana hortago hoos u dhaca maskaxda ku yimaadda mar kasta...
View ArticleWax Badan Ka Ogoow Cabitaanka Fiimtada Iyo Xaqiiqada….
Bismillah, Waxaan qoraalkaan kaga hadli doonaa cabitaanka loo yaqaano “Vimto” oo aad looga cabo gayiga soomaalida iyadoo dad badan ay ka aaminsan yihiin inay caafimaadka u roon tahay ama lagu daaweeyo...
View ArticleMadax Xanuunka Xilliga Soonka Iyo Xalkiisa
Xilliga Ramadaanta dhibaatooyinka ugu badan ee laga cawdaa waa madax xanuun. Qormadan waxa aynu ku soo koobayna xog muhiim ah oo la xidhiidha madax xanuunka xilliga soonka la dareemo, iyo xalka ugu...
View ArticleCuntooyin & Cabitaanno Ay Fiican Tahay In La Joogteeyo Xilliga Ramadaanka Si...
Soonku waxa uu jidhka ku keenaan ingag badan, iyo in dhalaalka dabiiciga ahi ka guuro. Sidaa awgeed waxaa lama huraan ah in aynu helno habka ugu dhow ee aynu ku soo magdhowi karno midabguurka ama hoos...
View Article