Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faaidada Cabitaanka Beytaraafka Iyo Liinta Oranjada & Xilliyada Ugu Fiican Ee...

Ma waxaad ka mid tahay dadka maalintooda ku bilaaba shaah ama kafee kulul? Kawaran haddii aad u bedelato cabbitaannada khudradda iyo furuuta halkii aad ka cabbi lahayd koob shaah ah ama kafee ah?...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Calaamadaha Kelyo Xanuunka Iyo Sababaha Keena

Kelyo xanuunku waxa uu ka mid yahay Xanuunnada sannadihii dambe sida weyn ugu soo badnaaya dunida, boqolkiiba 13.4 ka mid ah dadka adduunka ayaana qaba xanuunkan oo herarkiisu kala duwan yihiin....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ahmiyadda Ay Leeday In Aroorta Hore Hurdada Laga Tooso

Dhaqannada kala duwan ee dunidu, waxa ay isku waafaqsanyihiin, in aroor hore toosku uu ka mid yahay tiirarka muhiimka u ah guusha. Dad kala duwan oo guulo ka gaadhay himilooyinkooda nolosha, ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cuntooyin Ay Burburintoodu U Fududahay Dheefshiidka Oo Ay Tahay In Lagu Afuro

Sannad kasta bilowga bisha soon iyo horraanteedaba waxa ay dhakhaatiirtu soo saaraan talooyin caafimaad oo qofka muslimka ah ka caawinaya in uu cibaadadan qaaliga ah guto, isaga oo dhinaca kalana ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababahaan Awgood Jooji Cabidda Sigaarka

Ka guuleysiga qabatinka maadada nicotine Daraasad ayaa tilmaameysa in 70 boqolkiiga dadka sigaarka caba ay jeclaan lahaayeen iney iska gooyaan cabidda sigaarka. Hasa yeeshee dadka inta badan isku daya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faa’idada Raqayga Iyo Cabitaankiisa & Xilliga Ugu Fiican Ee….

Raqayga ama xamarta waa miro leh dhadhan macaan iyo dhanaan isku jira kuwaas oo ka baxa inta badan deegaannada ay Soomaalidu degto. Raqaygu boqolkiiba 18% waa aashito gaar ahaan nooca liin dhanaanta,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hababka Looga Dheeraado Waqti Lumiska Baraha Bulshada

Isticmaalka shabakadaha xidhiidhka bulshada (Social Media) waa sababta ugu badan ee waqti lumiska keenta casrigan aynu joogno. Waxa ay xeeldheereyaasha cilminafsigu xaqiijiyeen in baraha bulshadu ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faaidada Dhagayaraha Uu U Leeyahay Ragga Iyo Qaababka Ugu Habboon Ee Loo...

Faaidada dhagayaraha ee ragga: Dhagayaraha waa dhir daweed qiimo badan, waa geed caraf iyo dhadhan fiican u yeela cunnada, waxaana ka buuxa nafaqooyin muhiim ah iyo maadooyin kale oo caafimaadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faaidada Baamiyaha Uu U Leeyahay Macaanka, Kalastaroolka Iyo….

cilmibaadhis ay samaysay Valery Aspenas oo ah haweenay caan ka ah dalka Faransiiska oo ku takhasustay Nafaqada iyo faa’idooyinka cuntada ayaa iftiimisay in Baambiyaha ay ku jiraan maaddooyin badan oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hababka Ugu Fiican Ee Looga Hortago Calool Istaagga Iyo Harraadka Xilliga Soonka

Soonku waxa uu leeyahay faa’iidooyin caafimaad oo isugu jira kuwo jidheed iyo kuwo nafsi ah, waxa kale uu leeyahay faa’iidooyin bulsho oo ka bilaabmaya in uu qofku ku sameeyo dib-u haybayn ama wax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababaha Keeno Khuurada (Snoring) Iyo Cilladaha Lala Xiriiriyo

Khuurada waa xaalad caan ah oo ku dhici karta qof kasta, inkastoo ay ubadan tahay ragga iyo dadka cayilan. Khuuradu waxay u nugushahay iney ka siidarto sanadba sanadka ka dambeeyo Dadka khuuriya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa Keena Shubanka (Diarrhea), Sidee Se Looga Hortegi Karaa?

Shubanka waa xaalad saxara jilicsan oo joogta noqoto, caadi ahaan soconaysa dhowr maalmood oo inta badan joogsada bilaa dawo. shuban waxaa lala xiriiriyaa amaba keena infekshan, bakteeriyo iyo mararka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababta Ay Raggu Calool U Yeeshaan Marka Ay Guursadaan

Waxaa caado bulshooyinka dunida oo dhami dareemeen noqotay in miisaan uu ninka ku kordho guurka kadib. Arrintan oo aan inta badan tafsiir cilmiya loo raadin ayaa marka bulshada Soomaalida la eegana ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hababka Kor Loogu Qaado Xusuusta Akhriska

1. Xog ma ka haysaa? Buugga aad si fiican uga faa’idaysan kartaa, waa buugga aad faham iyo xog hore ka haysato mawduuca uu ka hadlayo. Waa haddii aanu ahayn buug loogu talagalay waxbarasho (Manhaj)...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax Ka Ogoow Faaidooyinka Beerka Adhiga Iyo Khasaarahiisa

Cunista beerka adhiga iyo caafimaadka: Waa shaki la’aan in cunista noocyada kala duwan ee hilibku ay faa’idooyin aan la soo koobi Karin u leedahay quudinta iyo nafaqaynta muruqyada, lafaha iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faa’idada Kilyaha Lo’da Iyo Xanuunada Ay Jirka Ka Caabiyaan

Inkastoo bulshada Soomaalidu ay aad u cunaan hilibka hadanna badankoodu kuma baraarugsana qiimaha caafimaad ee kilyaha xoolaha. Haddaba casharkaan maanta iyo casharro kale oo soo socdaba waxaan kaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caadooyin Lagu Noqdo Qof Haybad Leh Oo Si Weyn Loo Ixtiraamo

Haybaddu ma’aha wax qofku uu gacantiisa ku haysto ama ku soo dhasho balse waa wax uu kasbado oo weliba dadaal iyo karti badan kadib uun ay tahay marka uu dadka ku abuuri karo shucuurta ah in uu muhiim...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa Maxay Astaamaha Uurka Cusub, Sidee Loo Ogaadaa, Maxaase Khatar Ku Ah Uurka?

Uurku wuxuu yimaada marka ay manida bacrimiso ugxanta laga soo daayay ugxan sidaha, ugxantu waxay soo martaa tuubada ugxan sidaha oo ah meesha bacrimiska uu ka dhaco. Ugxanta marka ay bacrismato waxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baro Xeelado Kuu Suurtagelinaya In Aad 2 Daqiiqo Ku Seexato

In qofka bani’aadamka ahi waqti hurdo ah helo waxaa ku xidhan caafimaadkiisa jidheed iyo maskaxeed, waxa aanay muhiim u tahay tamarta uu u baahan yahay si uu u qabsado hawl maalmeedkiisa. In kasta oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhibaatooyinka Dhiig Karka iyo Saameynta Uu Ku Yeesho Jirka Iyo Maskaxda!

Cadaadiska dhiiga oo sareeya wuxuu si aan la dareemeyn u dhaawacaa jirka ilaa iyo inta laga dareemayo astaamahiisa. Hadii aan la maareynin wuxuu qofka ku sababaa, naafo, nolol taya xun iyo wadna qabad...

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live