Dawo-Guri U Fiican Go’itaanka Iyo Burburka Timaha
Go’ista iyo burburka timuhu waa dhibaato daalisay dad badan, gaar ahaan dumarka, sida ay khubarada arrimahan ku xeeldheeri xaqiijiyeenna sababaha keena waxaa ka mid ah fallaadhaha qorraxda, iyo...
View ArticleCuntooyin Laga Digay In Tallaagadda Lagu Keydsado Iyo Sababta
Dad badan ayaa tallaagadda ku kaydsada cuntooyinka ay uga baqayaan in ay xumaadaan, gaar ahaan xilliyada kulaylku badan yahay iyo bisha Ramadaanka oo cuntooyinka aad loogu gurto tallaagadaha, laakiin...
View ArticleXANUUNKA QALALKA (Epilepsy): Astaamihiisa Iyo Noocyada Uu Qeybsamo
Xanuunka qalalka (epilepsy) waxaa sababa qalad ka dhaca habka dareemayashaa dhexyaalka ah, taasoo sababeysa in carqalad ay ku timaado shaqooyinka neerfayaasha, arintaan waxey dhalineysaa qallal, ama...
View ArticleCuntooyinka Aan Lala Qaadan Karin Dawada Iyo Sababta
Waa arrin caadi ah in dhakhaatiirta ku nool dhulka alkahoosha lagu isticmaalaa ay bukaanka u sheegaan in ay joojiyaan inta ay dawada isticmaalayaan. Laakiin waxaa dhif ah in dhakhaatiirtu ay ka...
View ArticleDabeecado Ay Dadku Ceeb Moodaan Balse Astaan U Ah Dadka Maskaxda Badan
Maskax badnaantu waa sumad ka mid ah sumadaha dabiiciga ah ee aadamaha oo ah waxa ay noolaha kale kaga suntan yihiin, haddii ay inta dabiiciga ah ee aadamaha hoos uga dhacdana waa caafimaad darro...
View ArticleWaa Maxay Khataraha Ka Dhalan Kara Xummada Dengue?
Xummadda denge (dengue fever) waa xumad uu sababo feyruska loo yaqaan Dengue. Waxaana inta badan laga helaa wadama kulaylaha ah ama ka hooseeya saxaraha, bartamaha Ameerika, Meksiko, Singabur, Taylan,...
View ArticleCuntooyinka Caawiya In Si Dhakhso Ah Uur Loo Qaado
Dhalmo la’aantu waa cillad aad ugu soo badanaysa ragga iyo dumarkaba, sababaha keenana waxaa ka mid ah cunno xumada, stress-ka, shaqada badan iyo sababo kale oo la xiriira nolosha ah casriga ah ee...
View ArticleCuntooyinka Lagula Dardaarmo Haweenka Raba Inay Uur Qaadaan
Dhalmo la’aantu waa cillad aad ugu soo badanaysa ragga iyo dumarkaba, sababaha keenana waxaa ka mid ah cunno xumada, stress-ka, shaqada badan iyo sababo kale oo la xiriira nolosha ah casriga ah ee...
View ArticleCabsida Fagaare Ka Hadalka!
Waa suurtagal in xilliga ardaynimada iyo waqtiyada noloshu weli Bilowga tahay aanu qofku dareemin baahida uu u qabo fagaare ka hadalka, laakiin mar kasta oo uu nolosha hore ugu sii socdo waxaa u...
View ArticleSababaha Loogu Dardaarmo Caleenta Koostada & Qaababka Ugu Fiican Ee Loo...
Caleenta Koostada waxaa lagu tiriyaa cunnooyinka ugu caafimaadka badan sababtoo ah waxaa ka buuxa faytamiinno, macdano iyo walxaha jidhka sunta kaa saara. Waa khudrad kulansatay nafaqo kala duwan oo...
View ArticleDabeecadaha Iyo Calaamadaha Lagu Ogaado Qofka Fariidka Ah
Warbixin ay faafisay shabakadda wararka ee Aljazeera ayaa soo bandhigtay tilmaamo ay xeeldheereyaal kala duwani ka bixiyeen calaamado lagu garto garaad badnaanta qofka iyo xirfado u fudud qofka...
View ArticleCaanaha La Karkariyay Miyay Ka Caafimaad Badan Yihiin Caanaha Kale? Kuwee Se...
Caanahu waa cunno dhamaystiran oo ay ku jiraan nafaqooyin iyo macdano jirku uusan ka maarmi karin. Waxay hodan ku yihiin kalsiyaam, barootiin, kaarbohaydareetyo, fitamiinno, macdano iyo dufanno,...
View ArticleAstaamaha Niyad Jabka Caruurta Ku Dhaca & Hababka Loola Tacaalo, QEYBTII 1-AAD
Qulubku waa xaalado nafsadeed oo Qofku uu dareemo murugo, qasan dhinaca fikirka ah, niyadjab, iyo dareenno taban oo joogto ah, waxaana ka luma xiisaynta iyo danaynta waxyaabaha dadka caadiga ah ee la...
View ArticleNiyad Jabka Caruurta Ku Dhaca Iyo Qaababka Loola Tacaalo, QEYBTII 2-AAD
Daweynta Daweyntu waxa ay u qaybsamaysaa mid muddada dheer ah oo loo baahan yahay dhakhtar ilmaha caawiyo, si looga hortago in xanuunkani uu ilmaha ku keeno dhibaatooyin caafimaad darro oo jidheed ama...
View ArticleCuntooyinka Aan U Fiicneyn Hooyada Ilmaha Nuujisa
Sida ay marar kala duwan xaqiijiyaan dhakhaatiirta iyo cilmibaadhisaha kala duwan ee caafimaadku, waxaa jira cuntooyin iyo dawooyin aan qaadashadooda loo ogolayn hooyada ilmuhu jaqo, sababtuna ay...
View ArticleAstaamaha Cudurka Faaliga Ama Dhan-Qalalka (Stroke)
Dhan-qalal (stroke) waa xaalad caafimaad oo miisaankeeda leh, waa xaalad inta badan u janjeerta dhanka halista waxayna timaadaa markii xidid kamid ah kuwa maskaxda dhiigga u qaada uu xirmo taasoo...
View ArticleKhudrado Dalkeenna Laga Helo Oo U Fiican Caafimaadka Wadnaha
Wadne xanuunku waa sababta koowaad ee dunida maanta loogu dhinto waxaana la aaminsan yahay in wadne xanuunka iyo xaaladaha caafimaad ee ka dhashaa ay si isa soo taraysa ugu badanayaan guud ahaanba...
View Article4 amazing health benefits of fasting in Ramadan
For those of you who can fast, read on to learn about some of the incredible health benefits of fasting on our overall well-being. The month of Ramadan is a period of fasting, sacrifice, giving,...
View Article8 Impressive Health Benefits Of Drinking Cucumber Juice
Cucumber juice is a quick, tasty, and inexpensive way to drink and enjoy the water. Cucumbers are rich in vitamins, antioxidants, and other elements that may help prevent a variety of diseases,...
View ArticleAstaamaha Lagu Ogaado Inaad Guur U Baahantahay
Bismillah Casharkeenu maanta wuxuu ku saabsan yahay guurka iyo xanuuno la xaqiijiyay inuu daawo u yahay, waxaa jira dhalinyaro badan oo dhakhaatiirta u raadsada daawo iyagoo ka cabanayo arrimo lagu...
View Article