Sababaha Keena Cudurka Laleemada (Parkinson’s Disease), Astaamihiisa Iyo Sida...
Cudurkaan waa cudur Ku dhaca maskaxda kaasoo wax yeeleeyo dhaq dhaqaaq iyo socodka qof. waa cudur si tartiib tartiib ah ku bilowda, taasoo mar marka qaarkood aad arki kartid qofka oo gacmihiisa mid...
View ArticleMaxay Dhakhaatiirtu Ka Sheegeen Cunista Muuska Dusha Sare Ka Madoobaada?
Muusku waxa uu ka mid yahay khudradda ay dhakhaatiir badan cunisteeda ku taliyaan, kuna sheegaan in dawo looga raadin karo xanuunno door ah, faaidooyin badan oo caafimaadna u leeyahay dhammaan xubnaha...
View ArticleDhibaatada Ka Dhalata Moobilka Oo Markasta Hoos Loo Fiiriyo & Xalka Ugu Habboon
Teknolojiyada waxay noqotay mid cajiib ah oo hadana cabsi badan. Daraasad ayaa tilmaameysa halka uu gaarsiisan yahay dhibka uu jirkeena u leeyahay in maalinti oo dhan la fadhiyo. In kastoo ay shaqada...
View ArticleFaa’iidooyinka Tirada Badan Ee Babaayga Iyo Cabitaankiisa & Xanuunnada Lagu...
Babaaygu waa faakiho macaan oo leh faa’idooyin tiro badan oo caafimaad, waxa uu kobciyaa caafimaadka dheefshiidka, difaaca jirkana waa uu xoojiya, sidoo kale maqaarka ayuu iftiimiyaa, timahana waxa uu...
View ArticleHadda Kadib Habeen Walba Ku Cashee Cuntooyinkan, Sababtana Ogow
Hurdadu waa firfircooni abuur ah oo muhiimad weyn u leh jirka, waxayna kaalin aasaasi ah ka qaadataa fayow qabka dhammaan xubnaha jirka aadamaha. Haddii aad habeenkii hurdo la’aan ama hurdo xumo ka...
View ArticleAqoon U Yeelo 4 Xirfadood Oo Muhiim U Ah Guurka
Muuqaalkan waxa uu ka hadlayaa afar xirfadood oo muhiim u ah nolosha qoysnka. Iskuullada intii aynu ku soo jirnay wax badan ayaynu ka soo baranay, waxbarashada tooska ah waxa badan ayay ku baraysaa...
View Article7 Dhibaato Oo Laga Qaado Hawada Wasakhaysan
Hawada inta badan ee caasimadaha dunida ayaa sii noqonaysa mid wasakhaysan, waxa aana sii kordhaysa khatarta ay ku hayso caafimaadka dadka. Qiiqa mishiinnada shidaalka ku shaqeeya, wasakhda warshadaha...
View ArticleFaham Uyeelo Cuntooyinka Jirka Ka Nadiifiya Sunta Iyo Qashinka
Suntu waxay keentaa inaad dareento daal iyo tabar yari, waxay sababtaa infekshanno, difaaca jirka ayay dhaawacdaa, hurdadana way xumaysaa, waxay kaloo keentaa dhibaatooyin caadada ah, dibbiro, indho...
View ArticleAhmiyadda Cabitaanka Timirta Iyo Mooska La Isku Daro
Qoraalkaan waxaan idin kula wadaagaynaa cabitaan caafimaadka uroon, dhiiggana kordhiya, kaas oo laga samaynayo timir iyo moos. Cabbitaankani waxa uu qani ku yahay birta (iron), sidaas darteed wuxuu u...
View Article8 Impressive Health Benefits Of Drinking Cucumber Juice
Cucumber juice is a quick, tasty, and inexpensive way to drink and enjoy the water. Cucumbers are rich in vitamins, antioxidants, and other elements that may help prevent a variety of diseases,...
View ArticleCuntooyinka Ka Hortagga Caadka Indhaha Fuula
Bikaaca isha waa halka ama meesha iftiinku ka gudbo. Haddaba haddii caad uu fuulo halkiiiftiinku kasoo gali lahaa insha waxaa yaraada aragga qofka, caadka indhaha fuula waxa uu keena arag isku darsan,...
View Article7 Caado Oo Ay Ka Simanyihiin Dadka Guulaysta
Waxaa la yidhaahdaa ma go’aamisid mustaqbalkaaga, waxa aad go’aamisaa caadooyinka aad samaysanayso, caadooyinkaaguna waxay go’aamiyaan mustaqbalkaaga sida uu u ekaanayo!. Daraasaadku waxa ay...
View Article6 Calaamadood Oo Qofku Ku Ogaan Karo In Hurdadu Ay Ku Yartahay Iyo Waxa Ka...
Qormadan waxa aynu ku eegaynaa lix calaamadood oo qofku uu ku garan karo in jidhkiisu uu hurdada qawadayo: Go’aan qaadashada oo kugu adkaata: Jidhku marka uu hurdo la’aan dareemayo waxaa uu culays...
View ArticleTen Scary Things Sugar Does To The Body
A decadent chocolate muffin or a fizzy drink! While we frequently seek these sweet snacks, we rarely consider the quantity of sugar we consume on a daily basis. Our bodies require sugar to function...
View ArticleAhmiyadda Ay leedahay In La Joogteeyo Kaarootada Iyo Cabbitaankeeda
Kaarootada waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu caansan uguna waxtarka badan dhanka caafimaadka ee laga isticmaalo guud ahaan caalamka. kaarootadu waxay leedahay faa’idooyin badan oo aan ahayn keliya in...
View ArticleSWOLLEN GUMS: Symptoms, Causes And Home Remedies
Swollen gums, also known as gingival swelling, are easily identifiable by their red appearance rather than the normal pink. Typically, the swelling begins where the gum meets the tooth and progresses...
View ArticleSababtaan Awgeed, Joogtee Cambaha Iyo Cabitaankiisa
Cambaha waxa uu ka mid yahay furutada ama faakihada ugu macaan uguna nafaqada badan, waxaa loo loo yaqaannaa boqorka furutada, waxa uu leeyahay faa’iidooyin tiro badan oo caafimaad. Waxa uu cambuhu...
View ArticleCilladda Ay Ilmaha Ku Dhashaan Ee Down Syndrome Iyo Daryeelka Ay U Baahan Yihiin
Cillada Down syndrome waa cillad ku dhacda jirka iyo maskaxda kana soo bilaabata khalad ku yimaada hida sidayaasha dhalashada ilmaha kahor. Caruurta qabta cillada Down syndrome waxay leeyihiin qaab ka...
View ArticleSababaha Keena Dillaaca Xuubka Maqalka Ee Dhegta (Ruptured Eardrum) Iyo Sida...
Dilaaca xuubka dhegta waa marka duleel ama jeex yar uu ku sameysmo durbaanka dhegta ama xuubka maqalka, xuubka maqalka waa cad khafiif ah kaas oo kala bara qeybta dhexe iyo qeybta banaanka ee kanaalka...
View ArticleSababtaan Awgeed, Cun 2 Xabbo Oo Moos Ah Maalin Walba
Moosku waxa uu ka mid yahay furuutada ama faakihada ugu caansan dunida, Waxaa ku jira nafaqooyin aas-aasi u ah ilaalinta caafimaadka. Cunista mooska waxay hoos dhigtaa dhigtaa dhiig karka iyo halista...
View Article