Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ahmiyadda Caafimaad Ee Raqayga Iyo Cudurrada Uu Daawada U Yahay

Raqaygu waa miro dhanaan oo ka baxa dhulka ay inta badan Soomaalidu dagto, waxaa ku jiro maadooyinka magnesium, potassium, iron, calcium, phosphorus, copper, fiber, vitamin C, vitamin B1, vitamin B2...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jeermiska E-Coli, Xanuunada Uu Keeno Iyo Hababka Looga Hortegi Karo

E-coli (Escherichia coli) waa magaca loo yaqaan jeermis, ama bakteeriya, kunool habka dheefshiidka dadka ama xayawaanka. Waxaa jira noocyo badan oo jeermiskaan ah, balse intooda badan wax waxyeela ah...

View Article


Ahmiyadda Ay Leedahay In La Cuno Canabka Maalin Walba

Canabku waa miro macaan oo nafaqo badan islamarkaana si isku mid ah ay caruurta iyo waayeelkuba ay u jecel yihiin, maadooyinka ku jira waxaa ka mid ah fatty acids, barootinnada amino acids iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ahmiyadda Ay Leedahay In Saliid Macsarada Cuntada Lagu Darsado

Saliid macsaradu waxaa laga dhaliyaa miraha sisinta, waxaa ka buuxo nafaqo kala duwan waxay leedahay faa’idooyin tiro badan oo caafimaad, waana sababta loogu bixiyay “boqoradda saliidaha”. Saliid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Five Amazing Benefits Of Drinking Camel Milk That You Probably Didn’t Know

Camel milk provides protection from milk allergies and diabetes. It also has the ability to cure different diseases. Because it is rich in minerals, vitamins including calcium, Magnesium, iron,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

9 Warning Signs Of Calcium Deficiency

If you are suffering from frequent dental troubles, stay fatigued all the time, experiencing muscular cramps, and have dry skin, then it’s time to address these concerns and restore calcium levels in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

13 Cunto Oo Ka Hortagga Cudurka Kansarka

Cudurrada dunida maanta ugu halista badan waxaa ka mid ah Kansarka oo noocyo kala duwan leh. Sababaha ugu badan ee keenana waxa ay dhakhaatiirtu ku sheegeen nidaamka cunto oo aad uga qaldama dadka iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ahmiyada Ay Leedahay Joogtaynta Cunista Digirta Iyo Cudurrada Ay Ka Hortagto

Digirta oo marka la kariyo Soomaalida qaarkood u taqaano “Canbuulo”, waxaa lagu sheegay faa’iidoyin cajiib badan oo caafimaadka iyo horumarka jirka bini aadamka qeyb weyn ka qaadata. Waloow ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHIIG KARKA (HYPERTENSION): Sababaha Keena, Astaamihiisa Iyo Sida Looga Hortago

Waa xaalad caafimaad oo saamayn balaaran leh, cadaadiska uu dhiigu ku marayo xididada uqaada xubnaha jirka si ay usiiyaan oxygen iyo nafaqo ayaa siyaada, waxaana yaraada dhumucda xididka ,taasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

12 Cunto Oo Kobciya Aragga & Caafimaadka Indhaha

Dad baddan waxay ka cawdaan xannuunada indhaha ku dhaca oo badankooda ka kaxeeya aragga dhaw iyo ka fog labadaba, sidaa darteed waxa jira cuntooyin ka hortaga dhibaatooyinka bani’aadamka ka soo wajaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qanjirka Thyroid-ka Oo Shaqo Yareeya Ama Howlgab Noqda (Hypothyroidism)

Qajirka loo yaqaano thyroid waxaa uu ku yaalaa dusha sare ee curta, waxaana uu soo daayaa hormoono wax ku ool u ah shaqada jirka, sida kuwa kontoroola habka loo yaqaano metabolism (habka burburinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CATARACT: Symptoms, Causes And Treatment

If you are over 60 years old and have noticed that your vision has become fuzzy or foggy, you may have cataracts. It’s a fairly common problem among older folks, and your eye doctor can treat it. What...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sida Guul Looga Gaadho Wada-Xaajoodka Iyo Gorgortanka

Haddii macmacaamilka uu qofku sameeyo noloshiisa oo dhan laba loo qaybiyo, qayb ahaan ayaa noqon karta wada-xaajoodka iyo gorgortan. Laga bilaabo wax iibsiga ama iibinta iyo iska cadaadinta sicirka,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababaha Keena Suuxdinta Ama Miyir Beelidda Iyo Xanuunnada Lala Xiriiriyo

Suuxdin waa marxalad ku meelgaar ah oo keena in uu lumo miyirka qofka, waa xaalad marar badan la arko, qof walbaana waxaa macquul ah inuu la kulmo. Inta badan suuxdintu waxay leedahay khatar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababaha Keena Cuncunka Iyo Ololka Indhaha Iyo Xalka

Iskaashatada dhakhaatiirta indhaha ee dalka Jarmalka ayaa sheegay in indha ololku uu leeyahay sababo tiro badan; oo isugu jira kuwo fudud iyo kuwo khatar caafimaad calaamad u ah. Sida lagu sheegay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababaha Keena Kansarka Ku Dhaca Qanjirka Ragga Ee Prostate-ka Iyo Sida Looga...

Kansarka borosteyt wuxuu ku dhacaa qanjir kamid ah qanjirada ragga kuwa ugu muhiimsan, qanjirkan wuxuu ka hooseeyaa kaadi haysta waana qanjir yar oo isku uruursan,qanjirkan wuxuu ragga u qabtaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faa’idooyinka Caanaha Ariga Iyo Ahmiyadda Ay U Leeyihiin….

Caanaha arigu waa caanaha loogu isticmaalka badan yahay dunida, waxaa lagu qiyaasaa 65% illaa 72% dadka dunida ku nool inay cabaan caano ari. Caanaha ariga waxaa ka buuxo fiitamiin A, kaas oo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax Ka Ogoow Cuntooyinka Lagu Xoojiyo Caafimaadka Iyo Awoodda Maskaxda

In qofku uu cuno cunto isu dheelli tirani waxa ay qayb libaax ku leedahay guud ahaanba xaaladdiisa caafimaad. Cuntada waxaa ku jira, nafaqooyin, barootiinno, Faytamiinno, macdanno iyo maadooyin aan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ahmiyadda Ay Leedahay In La Joogteeyo Liin Macaanta Iyo Cabitaankeeda

Liin macaantu waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu caansan dunida, waxayna kulansatay nafaqo tiro badan iyo maadooyinka faa’ido u leh caafimaadka. Liin macaanta waxaa ka buuxo fitamiin C oo xoojiyaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

11 Cunto Oo Laga Helo Kaalsiyam (Calcium) Badan

Kaalsiyam (Calcium) waa macdanta ugu muhiimsan ee jirkeennu uu u baahan yahay, Waxay kaalin wayn ka ciyaartaa caafimaadka lafaha iyo ka hortagga lafo-beelka iyo kansarka. Macdantaani waxay adkeysaa...

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live