Faham U Yeelo Saamaynta Dhiig-Karku Ku Yeesho Galmada!!
Cadaadiska dhiigga oo kaca malahan calaamado lagu garto oo u khaas ah, balse saamaynta uu ku leeyahay galmada waa mid waadix ah. Inkastoo galmadu aysan khatar caafimaad ku keenin qofka, sida wadna...
View ArticleMaxaa Keena Dhaawaca Kediska Ah Ee Ku Yimaada Kilyaha?
Kilyaha waxay shaqooyin badan oo muhiim ah u hayaan jirka intiisa kale. Waxaa kamid ah shaqooyinkaas inay kala miiraan dhiigga, oo ay ka saaraan waxii dheeraad ku ah, sida biyaha, cusbada iyo...
View ArticleDigtooni La’aanta Iyo fudeydka Badan Ee Caruurta (ADHD In Children)
Digtooni la’aan iyo firfircoonida badan ADHD waa xaalad joogta ah oo saameysa malaayiin caruur ah. ADHD waxey isugu jirtaa dhiibaatooyin si joogta ah isku raaca sida feejignaan la’aan soo noqnoqota,...
View ArticleSidee Aqoonteyda U Kordhiyaa?
shaki kuma jiro inaan ka bulsho Soomaali ahaan baahi wayn u qabno inay noo soo baxaan dad aqoonyahanno ah oo doonaya inay isbadal muuqda ka sameeyaan bulshadooda. Dhammaanteen waxaan jecelnahay in...
View Article5 Arrimood Oo Dadka Guulaysta Ay Sameeyaan Maalin Kasta!!
Cilmi baadhe Mareykan ah oo lagu magacaabo Tom Corley ayaa muddo sannado ah baadhitaanno ku samaynayay waxyaabaha muhiimka ah ee ay ku kala duwan yihiin shakhsiyaadka dadka maalqabeenka ah iyo dadka...
View ArticleInfekshanka Dhiigga (Septicemia)
infekshanka dhiiga (septicemia) Waa xaalad daran oo timaada marka walxo jeermis ah ay gaaraan wareegga dhiigga, ka dibna uu kor u kaco hanaanka jir difaaca, kaas oo keenaya xaalado is baddal ah....
View ArticleCalool Istaaga (Constipation)
Sanad wanaagsan akhriste, Waxa aynu maanta taxanaheenii caafimaad ku gorfayn doonaa calool istaaga. Calool istaag waxa loo yaqaanaa marka uu qofku saxaroodo 3 goor ama ka yar todobaadkii. Calool...
View ArticleGoormee Cuntada Lagu Bilaabaa Caruurta Yar-Yar?
Goormee ilmahayga cuntada ku bilaabi karaa? Dhakhaatiirta waxay ku taliyaan in ilmaha lagu bilaabo cunto siinta marka uu gaaro 6 bilood, inta ka horaysa caanaha naaska ayuu ka helayaa calories iyo...
View ArticleMaxay Ku Kala Duwan Yihiin Mufakir, Faylasuuf, Aqoonyahan Iyo Caalim??
ku soo dhowaada xalqadii labaad ee koorsadii SIDEE BAAN KU NOQDAA AQOONYAHAN?. Xalqadan waa xalqadii labaad, barnaamijkii aan ugu magac darnay: Dhisidda Aqoon-yahanka. Waxaan si gaara uga soo...
View ArticleMaxey Dhakhaatiirtu Ka Sheegeen Cunista Kalluunka Qasacadaysan?!
Image: Photolibrary RM Kalluunka qasacadaysan ee Tuna Fish ayaa la ogaaday in macdanta Zinc ee ku jirta ay aad uga badan tahay intii caafimaad ahaan jirku qaadi karayay. Cilmi baadhis natiijadeeda...
View ArticleXidhiidhada Dadka!!
Caana-qubtu Isuma soo dhowaato, maadaama oo qodxaha sida maxaadhka ah ee dusha sare ka taagani is gaadhayaan kaddibna midiba ta kale ku dhaawacayso. Sidaas awgeed xilliga barafka iyo qaboobaha darani...
View ArticleDhiig-Bax Saa’id Ah Xilliga Dhalmada (Sheehan’s Syndrome)
Sheehan’s syndrome waa xaalad dhiig bax saa’id ah oo dhacda xilliga dhalmada ama kahor. Xaaladdaan caafimaad ahaad waa mid khatarteeda leh sababtoo ah dhiigga badan ee ka luma hooyada xiliga ay...
View ArticleSummadda Maqaarka Oo Kala Jiidmo (Stretch Marks)
Sumadda maqaarka oo kala jiidmo waa wax lagu arko maqaarka oo ah xariiqmo barbaryaal, laymankaan wey ku kala duwan yihiin midabka iyo dareenka taabashada, midabkana wuxuu u dhexeeya guduud ama basali,...
View ArticleFaham U Yeelo Cudurrada Lagu Gudbiyo Galmada (STDs).!!
Cudurrada lagu gudbiyo galmada waxaa loo yaqaanaa Sexually Transmitted Diseases (STDs) waana cudurro ku faafa galmada loo galmooda qof qaba cudur faafi kara, galmadaas oo la xariiri karta Afka,...
View ArticleJoonis Cas (Hepatitis A)
Waa mar kale iyo taxanaheenii qormooyinka caafimaad. Waxa aynu maanta diiradda saari doonaa mid ka mid ah xanuunada ku dhaca beerka. Hepatitis A ama joonis cas waa caabuq haleela beerka kaas oo...
View ArticleQalliinka Bedelida Jilibka (Total Knee Replacement)
Bedelidda jilibka waa qalliin yareyn kara xanuunka soona celin kara shaqada kala goyska jilibka. Dhakhtarka wuxuu soo goynayaa qeybaha dhaawacmay ee lafaha iyo carjawda bowdada, shanshada iyo isha...
View ArticleHurdo La’aanta (Insomnia)
Hurdo la’aan (insomnia) waa xaalad caafimaad oo aan caadi ahayn taasoo lagu garto iney qofku ku adkaato inuu hurdo ama uusan hurdada ka dhergin, dadka qaba xalaadaan waxaa lagu gartaa calaamadahaan...
View ArticleMaxaa Sababa Shubanka (Diarrhia)
Shubanka waa xaalad saxara jilicsan oo joogta noqoto, caadi ahaan soconaysa dhowr maalmood oo inta badan joogsada bilaa dawo. shuban waxaa lala xiriiriyaa amaba keena infekshan, bakteeriyo iyo mararka...
View ArticleMaxaan Asbuucii Toddobo Maalmood u Haysannaa?!
Usbuucu muxuu toddobo maalmood uga kooban yahay? Weydiintan waxa soo tuuray Henry, oo siddeed jira kuna nool magaalada Somerville, USA. Waxaana ka jawaabaya Kristin Heinemam oo baresare oo taariikheed...
View ArticleMa Ogtahay In Muusku Ku Qurxinayo?!
Soomaalideenu muuska waan jeclnahay oo badana maqadayno aantiisa, laakiin gabadha Soomaaliyeed miyey ogtahay in muuska u yaala ay isku qurxin karto. Halayaabin sababta,waayo muusku wuxuu leeyahay...
View Article