Noocyada Shakhsiyadda Aadamaha, ADIGU MIDKEE TAHAY? (Qeybtii 2-aad)
Waa qaybtii labaad ee qaybihii uu Carl Jung u qaybiyey maskaxda, habdhaqanka iyo xaaladaha nafsiga ah ee aadamaha: 3. HALGAMAA (WAXBA KAMA HOR ISTAAGI KARAAN IN UU GAADHO YOOLKIISA): Waa qof leh...
View Article12 Ka Nooc Ee Shakhsiyadda Aadamaha, Adigu Midkee Tahay, (3)
Waa qaybtii saddexaad ee maqaalkii aynu ku soo bandhigaynay qaybihii uu Carl Jung u qaybiyey shakhsiyadda aadamaha: 7. GADOOD – WAXA UU CADHO KULA JIRAA DHAQANNADA BULSHO Waa shakhsi isbeddel raadis...
View ArticleSu’aalo Ay Tahay In Aynu Nafteenna Weydiinno Ka Hor Inta Aanu Dhammaan...
Subax kasta waxa uu qofka fikirayaa la soo toosaa rajo cusub iyo yididiilo ah in uu u qaado tallaabo hor leh oo uu ugu dhowaanayo xaqiijinta riyada uu ku hammiyo rumaynteeda. Haddaba maadaama oo aynu...
View ArticleMuhiimadda Macdanta Zinc Iyo Calaamadaha Lagu Garto Haddii Ay Jirka Ku Yaraato!!
Zink (zinc) waa macdan aad muhiim u ah jirka oo wax yar haddii ay jirka ku yaraato ay dhibaatooyin badan keento. Zinc-ga wuxuu ku xigaa macdanta feerada ama birta (iron) xaga ku badnaashaha jirka....
View ArticleTalooyin Ku Siinaya Habab Aad Ku Wanaajin Karto Noloshaada Sannadka Cusub Ee...
Wargeyska New York Times ee ka soo baxa carriga Maraykanka, ayaa warbixin ay dhowaan ka samaysay sida ugu tolmoon ee uu qofku noloshiisa u maarayn karo sannadka 2021 ka, waxa ay waraysiyo cilmiya la...
View ArticleGaarda Laambiya (Giardiasis)
Gaarda laambiya waa cudurka aynu maanta ku eegi doono qormadeena caafimaad ee todobaadlaha ah. Cudurkan ayaa ah mid ka mid ah cudurada keena shubanka kuwooda weliba hogaaminaya dunida guud ahaan, kaas...
View ArticleNOOCYADA SHAKHSIYADDA AADAMAHA, Adigu Keebaad Tahay? (Qeybtii 3-aad)
Waa qaybtii ugu dambaysay ee maqaalkii aynu ku soo bandhigaynay qaybihii uu Carl Jung u qaybiyey shakhsiyadda aadamaha: XIKMAAWI – XAQIIQA RAADIS Waa shakhsiyad raadinaya garashada xaqiiqda, wax kasta...
View ArticleNus Saac Ayaa Ku Filan!!
Carabta iyo muslimiinta badankood ma doonaan wax akhriska, aad ayeyna u yaryihiin dadka bishiiba akhriya buug, sababuhuna way badan yihiin. Laakiin sababta ugu weyn, sidaan qabo, maahan in ay la’...
View ArticleWadne Istaagga (Heart Attack)
Wadnaha oo istaaga waa khatar caafimaad oo aad u sareysa, waayo waa xubinka dhexyaalka u ah gaarsiinta jirka ogsijiinta iyo macdanta kale, dhimasahada ugu badan ee dunida waxaa sababa xanuunada ka...
View ArticleXubinta Taranka Dumarka Oo Ciriiri Noqota (Vaginusmus)
Waa cillad galmo oo ku dhacda dumarka qaar, waxay na sababtaa dareen xanuun badan xiliga galmada taasoo hoos udhac wayn ku keenta tayada galmada, ciladaan waxay faragelin ku sameysaa xiriirka...
View ArticleMaxaa Ku Dhici Kara Carruurta Haddii Aysan Helin Hurdo Ku Filan?.!!
Waxyaabaha ugu badan ee ay carruurta iyo waalidku isku fahmi waayaan waxaa ka mid ah hurdada iyo saacadaha hurdo ee ay u baahan yihiin. Waxa ay aad u sii badataa xilliga fasaxyada dugsiyada oo ay...
View ArticleWaraabow Ama Isfiilito (Syphilis)
Waraabow ama isfiilito (syphilis) waa xanuun kamid ah kuwa la isu gudbiyo, wuxuuna ku fidaa ama la isu qaadsiiyaa qaabab kala duwan. Galmada ayaa kamid ah hababka la isugu gudbiyo xanuunkaan, iyo...
View ArticleRaadka Ay Dhaliisha Badan Ee Ninku Ku Yeelato Xaaskiisa!!
Muddo dheer ayaa ay xeeldheereyaasha cilmiga bulshadu ku hawlanaayeen daarasaynta iyo fahamka waxa ay ku kala duwan yihiin lammaanaha farxadda ku wada nool iyo kuwa khilaafka iyo murugada la nool, iyo...
View ArticleKa Faaidayso Dhakhtarka: Talooyin Anfacaya Qof Kasta Oo Doonaya Inuu...
Barnaamijka Ciyaadatul-Jasiirah (Rugta caafimaad ee Al-Jasiira) oo ka baxa talefishanka caanka ah ee Aljazeera qaybtiisa carabiga ayaa horraantii bishii Feebarweri ee sannadkan sii daayey qayb xidhiidh...
View ArticleWaa Maxay Endhomitriyoosis (endometriosis)?
Waa xaalad caafimaad oo keenta inuu caabuq ku dhaco xuubka ku dahaaran ilmo galeenka (minka) oo ah meesha uu ku koro ilmaha uur jiifka ah. badana somalida waxay ku qaldan infection ama cabuqa kudhaca...
View ArticleIminka Daacadnimadeenu Waa Mid Heerkee Joogta?
“Daacadi ma hungowdo”~Maahmaah Soomaaliyeed. MELBOURNE- Kiishadda lacagtu ma kaa luntay? Iyadoo ay gudaha ugu jiraan kaararkaaga ganacsiga oo cinwaankaagu ku xusan yahay. Waa intee suuragalnimada...
View ArticleXanuunka Murqaha, Lafaha, Seedaha & Kala-Goysyada!
Xanuunka murqaha, seedaha, lafaha iyo kala goys yada waa xaalad raagta. Waxaa lala xiriiriyaa xanuun baahsan oo laga dareemo murqaha, lafaha iyo daal guud. Astaamaha noocaan oo kale waa kuwa ku xiran...
View ArticleBateeriyada Keenta Gaastriigga Ee H. Pylori
Infekshanka H pylori ayaa ah mid ka mid ah waxa sababa gaastriigga, boogaha caloosha iyo mindhicirada Infekshanka H.pylori wuxuu dhacaa marka noocyo geermis ah ama bakteeriyo ah oo loo yaqaan...
View ArticleMaxaa Sababa cilladda kala Saarid la’aanta Midabada?!!
Kala saarid la’aanta midabada waa cillad dadka qaarkiis ay qabaan. Waa inaan fahanaa marka aan leenahay cillad waxaan ka hadlayno maahan cudur waa shay qofku ku dhasho lana noolaan karo, dhibaato wayn...
View ArticleFaa’idooyinka Cabbista Biyaha Liinta Lagu Daray
Dadka qaar waxay maalintooda ku bilaabaan biyo lagu daray liin inta ay ku bilaabi lahaayeen qaxwo ama shah, sidoo kale waxaa jira maqaaxiyo badan oo dadka ugu adeega biyo lagu daray liin dhanaan,...
View Article