Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Calaamadaha Lagu Garto Qofka Aqoonyahanka Ah

Ku soo dhowaada xalqadii saddeexaad ee koorsadii Sidee baan u noqdaa qof aqoonyahan ah? Xalqadaan waxa uu ustaad Mubarak Hadi nagula waadagayaa calaamadaha lagu garto qofka aqoonyahanka ah. Ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhiig Yarida (Anemia)

Dhiigyari ama aniimiya waa xaalad dhacda marka ay yaraato tirada unugyada guduudan/cascas ee kujira dhiiga, unugyadaan waa kuwa ku shaqo leh iney jirka oo dhan gaarsiiyaan ogsijiin, ogsijiinta ayaa ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xanuunka Sonkoroowga Iyo Galmada: Sidee Ayuu U Kala Saameeyaa Ragga Iyo...

Waxaa lagu qiyaasaa ku dhawaad 35 ilaa 75 boqolkiiba ragga la nool xanuunka sonkoroowga iney siyaaba kala duwan u dareemaan howl gabka kacsiga. Ragga la nool sonkoroowga waxey badanaa dareeman kacsi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saddexda Bilood Ee Shaqadda Ugu Horeeya (Mudadda Tijaabada Ah)

Dhawr arrimood oo ka caawin kara sidaad ugu guulaysan lahayd 3-da billood ee tijaabada ah. Aragtida ugu horaysa (First Impressions Count) Ku bilaw xamaasad togan iyo waji furanaan ay dhoola cadayntu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka Hor Inta Aanad Shaqo Xaraysan Maxaad U Baahan Tahay?

CV Talooyin kooban. Ka hor inta aanad shaqo xaraysan maxad u bahan tahay? Shaqaddu ma tahay mid aan ka so bixi karo haddan ku guulaysto. Haddii aanad fahansanayn heerka shaqadda la rabo la kaasho qof...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neefta Oo Soo Urta (Halitosis)

Neefta oo soo urta waxaa loo yaqaanaa “halitosis” , waana xaalad keeni karta ceeb, mararka qaarna waxay keenta walwal. Waxyaabaha dukaamada laga heli sida xanjada, afdhaqe, iyo kuwa kale ayaa la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ahmiyadda Ay Leedahay In La Joogteeyo Cunista Baamiyaha

Baamiyaha ayaa waxa uu kamid yahay khudaarta sida fudud loo heli karo isla markaana lagu macaaneeyo cuntooyinka kala duwan ee aynu quudanno, isaga oo faaidooyin ballaadhan u leh guud ahaan jidhka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ilaha Aqoonta

Ku soo dhowaada qeybtii 4-aad ee koorsadii Sidee baan ku noqdaa aqoonyahan? Xalqadaan ayuu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa ilaha laga helo aqoonta. Ka faai’daysi wacan: The post Ilaha Aqoonta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Agoolka/Toxobta (Dandruff)

Agoolka waa xaalad waqti dheer qaadata kuna dhacda dad badan. Agoolku wuxuu badanaa ku samaysmaa madaxa khaas ahaan maqaarka madaxa. Agoolku maahan wax la isku gudbin karo ama xaalad halis ah. Balse...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee ayaa ilmahaaga u bari kartaa ilaalinta sirta guriga?

Hordhac wanaagsan bay noqon jaallayaal inaan idiin sheego qoraalkan soo socda in uu qaadaadhigi doono habka ilmuhu u dhowri karo waxyaalaha idiin gaarka ah, arrimaha gurigana uusan ugu gudbin dad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cuntooyin Ay Tahay Inay Ka Fogaato Hooyada Ilmaha Nuujisa!!

Sida ay marar kala duwan xaqiijiyaan dhakhaatiirta iyo cilmibaadhisaha kala duwan ee caafimaadku, waxaa jira cuntooyin iyo dawooyin aan qaadashadooda loo ogolayn hooyada ilmuhu jaqo, sababtuna ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma Seexataa Hurdo Kugu Filan Habeen Kasta?!

Xaddiga hurdo uu qofka ubaahan yahay waxay la xiriirta arimo dhowr ah sida da’da. Ilmaha dhalaanka ah waxay ubaahan yihiin inta udhexeysa 14 ilaa 15 saacadoodDhalin yarada waxay ubaahan yihiin isku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sirta Lagu Soo Jiito Qofka Aad Doonayso!

Sirta lagu soo jiito qofka aad dooneyso: Saynisyahannada cilmunafsigu waxa ay derseen waxyaabaha lagu soo jiito qofka aad dooneyso in aad u dhawaato. Sahan badan ka dib, khubaradu waxa ay sheegeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ninku Muxuu Dareemaa Marka Ay Gabadhi Madax Ugu Tahay Ugu Tagay Shaqada??

Xeeldheereyaasha cilmiga bulshadu waxa ay sheegeen in raggu aanay inta badan ku niyadsamaadaan in haween ay ka shaqeeyaan xilalka sare, arrintaasna sababteeda koowaad ay tahay cabsi uu ka qabo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muhiimadda Ay Leedahay In Lagu Dedaalo Caafimaadka Naasaha!

Naasuhu waa xubno kamid ah kuwa taranka ee haweenka, inkastoo labada jinsi ee ragga iyo dumarka ahi leeyihiin naaso, hadana waxaa u dheer naasaha dumarka unugyada baruurta iyo tuubooyinka caano...

View Article


Dhalmo Days (Menopause)

Dhalmo days: Dhalma joojin waa xaalad ay gaaraan dumarka oo dhan marka ay da’dooda gaarto 40 sano iyo kabadan. Dhalma joojintu waxay tilmaamaysaa is bedelka ka dhaca jirka dumarka ka hor ama kadib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saameynta Ay Leedahay Dharagta Xad Dhaafka Ah!

Dharagta xad dhaafka ah waa arin khatarteeda leh, halisna gelin karta noloshaada. Dadka la nool cilladaan waxey had iyo jeer ay si qarsoon ugu dhuuntaan cunnada ayagoo si xad dhaaf ah isu dherjiya....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

4-ta Nooc ee Waalidiinta iyo Saamaynta Barbaarintooda!

Waxa uu la xidhiidha mawduucani kasmo nafeedka ubadka iyo Barbaarintooda (Child and Parenting Psychology) taas oo ay muhiim tahay in ay waalidiintu ku kobciyaan aqoonta barbaarineed, si ay inoogu soo...

View Article

Fiiskolada Dabada (Anal Fissure)

Saxarada waxaa si kumeel gaar ah inta aysan jirka ka soo bixin lagu keydiyaa malawadka/maroorka. Fiiskolada dabada  waa jexitaan ku yimaada futada gaar ahaan marinka saxarada, astaamaha lagu garto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee Loo Noqdaa Aqoonyahan? Halkee se Laga Bilaabaa?

ku soo dhowaada koorsadii la magac baxday sidee baan ku noqdaa qof aqoonyahan oo aan aqoonteyda u dhisaa? waxyaabaha aadka muhiimka u ah ee ui ustaad Mubarak Hadi uu xalqadaan kaga sheekaynayo in...

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live