Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

5 Qodob Oo Kaa Caawinaya Inaad Doorato Qof Kuu Qalma Oo Aad Nolosha Wadaagtaan

Sidee baan uu doortaa qofka aan nolosha la wadaagayo? Waxay ka mid tahay su’aalaha ugu muhiimsan uguna adag Nolosha, waayo waxay bilow u tahay mid ka mid ah go’aammada nolosha ugu muhiimsan ee qofku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caqabadaha Ay La Kulmaan Dadka Maskaxda Badan!

Inkasta maskax badnaantu ay ka mid tahay fureyaasha nolosha togan inta badanna la majeerto qofka lagu tuhmo, haddana waayoaragnimada nolosha iyo daraasaadka cilmiga ahiba waxa ay ka marag kaceen in...

View Article


Aqoontaa jaangoyneysa doodda… Gabadhu ma ka musuq yartahay ragga dhanka...

Waxay aaminsanyihiin dad badani in dumarku xagga musuqa kaga yaryihiin ragga; waxay aaminsanyihiin in dumarku ku naaloodaan anshax wanaag ka sarreeya kan ragga , taasooy sabab u tahay habdhaqanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhibaatooyinka Nafsiga Ah Ee Caruurtu Ay Ka Qaadaan Fuquuqa Dugsiga (Bullying...

Bullying in schools: Fuquuqa iyo hiifka ilmuhu kala kulmo ardayda kale ee dugsiga waxay khatar ku tahay caafimaadka jidhka iyo dhimirka. Waxaa marar badan dhacda in caruura qaar iskuulka kooxaystaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haddii Ay Kugu Adagtahay Xusuusashada Waxa Aad Akhrido Ama Barato, TIJAABI...

Hore ma kuu soo martay in aad buug akhriday, oo markii aad dhammaysay aad dareentay sida in aanad weligaa akhriyin?Ma u diyaar garoobaysaa imtixaan adag oo xusuustu muhiim u tahay?Ma is aragtay adiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xeelado Aad Jidhkaaga Kaga Ilaakin Karto Qaniinyada Kaneecada

TOONTA: Toonta oo ka mid ah dhirta qarniyada badan dawo ahaan loo isticmaalayey waxa ay leedahay ur awood badan iyo maaddooyin la falgala dhiigga, sidaas awgeed qofka isticmaala toonta waxa ay urteedu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

6 Calaamadood Oo Muujinaya Inaad Tahay Qof Shakhsiyad Xooggan Naftiisana...

Nebi Muxammad Csw waxa uu sheegay in awooddu aanay ahayn xoogga uu qofku wax ku lagdi karo laakiin ay tahay awoodda uu leeyahay xilliga uu caroodo inuu naftiisa hanan karo. Halyeygii gobonnimo doonka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

4 Cunto Oo Ay Dhakhaatiirtu Ku Taliyaan In La Cuno Maalin Kasta

Cuntada aynu cunnaa waa halka uu ka bilowdo caafimaadkeenna runta ahi, iyada ayaa sabab u noqon karta caafimaad darro ka dhalata miisaan dheeraad ah iyo noocyo badan oo xanuunnada ka mid ah iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xanuunka Qaaxada/ Dhaxanta (TB)

Waxa aynu qormadeena maanta ku falanqayn doonaa xanuunka qaaxada ama TB-da. Xanuunkani waxa uu ku dhici karaa badi xubnaha jidhkeena. Waxa aynu si gaar ah ugu eegaynaa qaybteenan maanta dhaxanta...

View Article


Arrimo Hurdada Ku Saabsan Oo Ay Tahay Inaad Ogaato

Hadii aynu nidhaa hurdo hala sharaxo ama si hoose haloo faaqido, umaleyn maayo in hal warbixin iyo wax la mid ah lagu sharxi karo, hase yeeshee waxaan si kooban u soo bandhigayaa sagaal arimood oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee Buug Loo Qoraa?

Sidee buug u qori kartaa? Muuqaal hoose ka daawo Cashar qiimo badan oo Prof. Mubaarak Aar uu kaga hadlayo sida buug loo qoro. Ka faaidaysi wacan The post Sidee Buug Loo Qoraa? appeared first on...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faaidooyinka Mooska (CUN 2 XABBO MAALIN KASTA)

Mooska waxa uu ka mid yahay qudaarta caafimaadka u roon. Cunidda moosku waxay kordhisaa tayada faya-qab iyo caafimaad ee aadanaha. Sida khubarada caafimaadku sheegeen cunista moosku waxay korisaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jacaylka Iyo Sayniska (XOGO CUSUB)

Jacaylka iyo sayniska: Cuntada ayaa aynu ka go’naa, jidhkeennu waa uu daciifaa ama hurdo la’aan ayaa aynu furaashka ka durugnaa. Maalintiina maskax meel kale u foofsan ayaa aynu hawlaheenna ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

5 Mistakes Parents Make When Dealing With Children

By: Grandma Jeddah Source: MuslimVillage We can all probably spurt out a list of mistakes our parents made with us when we were young. For some reason, faults are often more memorable and vivid than...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xanuunka Tayfoodhka ( Typhoid Fever)

Maanta waxa aynu soo qaadan doonaa xanuunka Tayfoodhka oo aad caan uga ah dalalka soo koraya, inagana bulsho ahaan inagu badan. Cudurkani waxa uu ku dhacaa hab-dhiska dheef-shiidka iyada oo uu keeno...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haddii Arrimahaan Aad Taleefankaaga iPhone-ka Ku Aragto Ogow In Lagu Basaasayo

Dad badan ayaa muddooyinkii u dambeeyey cidhifka sare ee midig u xiga taleefannadooda iPhone ka ah ku arkayey dhibic yar oo midabka liinta leh (Liimi ah) mararka qaarkood ka soo muuqanaysa marar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax Akhris Ku Anfaca!

WAX AKHRIS KU ANFACA: Wax kasta waad akhriyi kartaa laakiin in aad fahamtaa waa arrin kale, fahamkaasi in uu noqdo mid hoos ugu dhaadhaca maskaxdaada oo dhaqankaaga iyo ficilkaaga ka muuqdaana waa...

View Article


Sababaha Keena Cuncunka Iyo Ololka Indhaha

Iskaashatada dhakhaatiirta indhaha ee dalka Jarmalka ayaa sheegay in indha ololku uu leeyahay sababo tiro badan; oo isugu jira kuwo fudud iyo kuwo khatar caafimaad calaamad u ah. Sida lagu sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

10 Su’aalood Oo Ay Tahay Inaad Waydiiso Qofka Aad La Haasaawayso Ka Hor...

Muuqaalkaan waxa uu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa toban su’aalood oo muhiim ah in aad qlwaydiiso qofka aad la haasaawayso si aad u ogaato inuu yahay qofkii ku habboonaa noloshaada inta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Are You Getting Enough Vitamin D??..!

As a Muslim woman who wears the niqaab (face-veil, headscarf, and jilbab), and after much research on the subject, I wish to increase awareness amongst sisters to take precaution in preventing...

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live