Quantcast
Channel:
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1527

5 Qodob Oo Kaa Caawinaya Inaad Doorato Qof Kuu Qalma Oo Aad Nolosha Wadaagtaan

$
0
0

Sidee baan uu doortaa qofka aan nolosha la wadaagayo? Waxay ka mid tahay su’aalaha ugu muhiimsan uguna adag Nolosha, waayo waxay bilow u tahay mid ka mid ah go’aammada nolosha ugu muhiimsan ee qofku gaadhayo inta uu nool yahay. Haddaba waxaa uu ustaad Mubarak Hadi, muuqaalkaan nagalu wadaagayaa 5 qodob oo qofka ka saacidi kara inuu xusho lammaane wanaagsan oo u qalma.

Halkaan ka daawo muuqaalka:

The post 5 Qodob Oo Kaa Caawinaya Inaad Doorato Qof Kuu Qalma Oo Aad Nolosha Wadaagtaan appeared first on Daryeel Magazine.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1527

Trending Articles