Quantcast
Channel:
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1527

10 Su’aalood Oo Ay Tahay Inaad Waydiiso Qofka Aad La Haasaawayso Ka Hor Go’aanka Guurka

$
0
0

Muuqaalkaan waxa uu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa toban su’aalood oo muhiim ah in aad qlwaydiiso qofka aad la haasaawayso si aad u ogaato inuu yahay qofkii ku habboonaa noloshaada inta cimrigaaga ka dhimanna uu kula noolaado. Su’aalahaan in badan oo ka mid ah waxaa laga yaabaa qofku inuu u arki karayo inay kuwa iska caadi ah oo fududeysto laakiin xaqiiqdii waa kuwo aad muhiim u ah oo qofka ay seegto bilowga iyo xilliga haasaawaha uu waydiiyo qofka uu doonayo inuu nolosha la wadaago uu waqti ku bari doono si adag sannadaha ka dambeeya xilliga haasaawaha.

Halkaan hoose ka daawo Muuqaalka:

The post 10 Su’aalood Oo Ay Tahay Inaad Waydiiso Qofka Aad La Haasaawayso Ka Hor Go’aanka Guurka appeared first on Daryeel Magazine.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1527

Trending Articles