Siyaabaha Kala Gedisan Ee Sigaar Nuugistu Ay U Dhaawacdo Maskaxda
Saynisyahanno Jarmal ah ayaa sheegay shan qodob oo xaqiijinaya xidhiidhka ka dhexeeya caafimaadka maskaxda iyo sigaar nuugista. Arrintan oo muhiim u ah qof kasta oo sigaarka nuuga ama qof nuugaa la...
View ArticleFaa’idada Barida Idaha Iyo Cudurrada Lagula Tacaalo
Soomaalidu waxay siyaabo kala duwan ugu daaweysaa subagga idaha xanuuno kala duwan, waxaana ka mid ah: Gooryaanka iyo bakteeriyada caloosha.Hargabka iyo ifilada.Xanuunada lafa xanuunka sida Riixa iyo...
View ArticleSababaha Kena Mandheerta is Hortaagta Soo Bixitaanka Uurjiifka
Mandheerta waa xubin ku sameysanta gudaha ilmo galeenka inta lagu guda jiro waqtiga uurka, mandheerta waxey ogsijiin iyo nafaqo siisaa uurkujirka sidoo kale waxey saartaa wasakhda uu uurjiifku soo...
View ArticleHaddii Aad Isku Aragto Astaamahan Ogoow Waxaad Tahay Qof Af-Gaaban (Introvert)
Waxaan halkaan ku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah astaamaha aad ku ogaan karto haddii leedahay dabciga af-gaabnida, ama qof noloshaada ku jira uu leeyahay dabcigaan. Marka aad badan ku dhex jirto waxaa...
View ArticleSababaha Ay U Wanaagsan Tahay Inaad Guursato Haweeney Garoob Ah
Ragga qaar way ka fogaadaan shukaansiga haweenka garoobka ah ee caruurta haysta, xittaa kuwa furniinka soo maray waxay raadiyaan gabar aan weligeed guur soo marin. Waxaa jira fikrado qaldan oo laga...
View ArticleFaa’iidada Lawska Iyo Ahmiyada Ay Leedahay In La Joogteeyo Cunistiisa
Lawska waxa uu ka mid yahay cunnooyinka loogu magac daray “superfoods” sababtuna waa waxtarka uu u leeyahay qeyb kasta oo jirka ka mid ah, faa’idooyinkiisuna ma ahan kuwo la soo koobi karo, wuxuu...
View ArticleSababta Aan Loo Ogolayn In Shaaha La Cabbo Caloosha Oo Madhan
Ma ka mid tahay dadka maalintooda ku bilaaba cabbista koob shah ah? Dad badan ayay caado u tahay in maalintooda ku bilaabaan cabbista shaaha. Inkastoo shaahu uu leeyahay faa’idooyin caafimaad sida...
View ArticleWadnaha Iyo Shaqadiisa & Cudurrada Halista Ku Ah
Wadnaha iyo shaqadiisa: wadnuhu waa xubin ka sameesan muruq, shaqadiisuna waa inuu bamgareeyo dhiiga si ay xubnaha kala duwan ee jirka ay u helaan nafaqada iyo ogsijiinta ku jirta dhiiga, wadnuhu...
View ArticleAstaamaha Lagu Ogaado Dadka Leh Dabciga Ma-Diidmada (Agreeableness)
Qoraalkaan waxaan kaga hadlaynaa dabciga ma-diidnimada cilmi ahaanna loo yaqaanno “agreeableness” oo ah dabci ay leeyihiin dadka qaarkiis. Dadka dabcigaan leh waa kuwa qalbi furan, naxariis badan oo...
View Article10 Calaamadood Oo Lagu Fahmo Hadii Barootiintu Kugu Yartahay
Barootiintu waa mid ka mid ah nafaqooyinka aasaasiga ah ee jirka tamarta geliya. Waa curiye muhiim u ah dhismaha unugyada jirka aadamaha, waana dhagaxa aasaaska u ah dhismaha timaha, maqaarka,...
View ArticleFaai’dada Cabitaanka Kaarootada Iyo Koostada La Isku Shiiday & Xanuunnada...
Cabitaanka dabiiciga ah wuxuu baab’iyaa haraadka, waxaa laga helaa nafaqo kala duwan, culeysna ma saaro beerka iyo kilyaha, sidaas darteed waa in ku dedaalno cabbitaannada dabiiciga ah oo aynu ka...
View ArticleTalooyin Qaldan Oo Ay Ku Dhaqmaan Dadka Miisaanka Dhimaya & Sababta Aanay...
Muddooyinkan dambe sheekooyinka ugu dhegeysiga, akhriska ama daawashada badan ama dadku aad ugu haasaawaan dunida oo dhami, waa kuwa la xidhiidha dhimista miisaanka iyo talooyinka caawinaya. Sababtaas...
View Article9 Waxyaalood Oo Caawin Kara Inaad Uur Qaado
Ubadka Allaa bixiyo, laakiin dadaalku waa lagama maarmaan, haddii aad doonayso inaad uur yeelato waxaa jira waxyaabo badiya fursadda uur qaadista oo ay tahay inaad ogaato. Galmo joogto ah: Waa in...
View ArticleXanuunno Dumarka Lagu Yaqaanno Balse Ragguna Ay La Wadaagaan
Dad badan ayaa aaminsan in xanuunno badan oo uu ka mid yahay kansarka naasku in uu gar u yahay dumarka oo keliya, laakiin cilmibaadhisaha casriga ahi waxa ay muujinayaan suurtagalnimada in ragga ay...
View ArticleMaxaa Sababa Koomada (Coma)?
Koomada waa xaalad raagta oo miyir la’aan ah, xiliga qofku uu ku jiro kooma kama warqabo jawiga iyo hareerihiisa, qofka ku jira kooma waa qof u eg inuu jiifo, hasa yeeshee ma’ahan hurdo laga soo...
View ArticleAhmiyadda Ay Leedahay In Cuntada Lagu Darsado Miraha Qoondarka, Cudurrada Ay...
image source: wisegeek.com Miraha qoondarka ama saliibka (flax seeds) waxay ka mid yihiin cunnooyinka loo yaqaanno “superfooods” kuwooda ugu waxtarka badan. Waa il muhiim u ah oo laga helo barootiinta...
View ArticleCalaamadaha Aad Ku Ogaan Karto Haddii Internet-ku Uu Balwad Kuu Yahay Iyo...
Balwada internet ka waa xaalad maskaxiyan ah oo sababta in dadka ay ku lumiyaan waqti badan isticmaalka computer ama alaadaha ku xiran internetka, waxay saameyn kuyeelan kartaa caafimaadka, daqliga...
View ArticleSababaha Keeno Findoobka, Dawadiisa & Talooyin Muhiim U Ah Qofka Uu Kasoo Baxo
Finanka yaryar ee wejiga ka soo baxa oo caan ku ah magac findoob ayaa ay dhakhaatiirtu sheegeen in sababtooda ugu weyni ay tahay heerka dufanka maqaarka. Marka uu dufanka maqaarka ku jiraa xoqo...
View Article4 Qaab Oo Dadka Raba In Ay Miisaanka Dhimaan Ay Cuntada Badan Iskaga Xakamayn...
In kasta oo cuntada oo si weyn la isaga xakameeyaa ay tahay arrin aan caafimaadka ku fiicnayn, haddana waxaa muhiim ah in aynu ogaanno in marar badan qofku u baahan yahay in cuntada badan uu iska...
View Article--- Article Not Found! ---
*** *** *** RSSing Note: Article is missing! We don't know where we put it!!. *** ***
View Article