Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Ahmiyadda Deymadu Ay U Leedahay Xidhiidhka

Deymada indhaha qofku waa nooc ka mid ah luuqadda jidhka aadumuhu ku hadlo, oo aan ka muhiimad yarayn kelmadaha caadiga ah ee uu ku hadlo. Marar badan ayaa ay indhaheennu u hadlaan hab ka fiican...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxyaalaha Sababa Biyo Baxa Dhaqsada Ah Iyo Siyaabaha Loola Tacaalo

Biyo baxa deg dega ah waa in la xajin kari waayo biyaha inta ay bilowga tahay galmada. Arrintaan waa mid aad ugu sii kordhaysa ragga dunida. Inkastoo dumarku  ay ku yartahay dhibaatadaan. Waa xaalad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kaadi saaris iyo kilyo dhaqid (Dialysis)

Kelyahu waa labo xubnood oo leh qaabka ama shabahaada midhaha digirta, waxay ku yaalaan labada dhinac ee xangulaha. Kalyahu waxay qabtaan shaqo aad u culus oo muhiim u ah nolosha qofka. Waxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faa’idooyinka Bunku Uu U Leeyahay Qurxinta Maqaarka

Bunku waxa uu kaalinta labaad kaga jiraa liiska badeecadaha loogu ganacsi badan yahay dunida oo dhan, waxa ka horreeya oo keliya shidaalka, waxa aanay tirokoobyo la sameeyey muujinayaan in qiyaas ah 5...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khataraha Ka Dhalan Kara Walwalka Badan Iyo Sida Loola Dagaallamo

Walwalku  waa xaalad caadi ah oo timaada marka uu bato culeyska iyo damaaciga naftu ku doonayso waxyaabo badan oo ay u aragto muhiim. Walwalku wuxuu yimaadaa marka waxyaabaha naftu doonayso inay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caadooyin Cunto Oo Ay Tahay Inuu Raaco Qofka Doonaya Inuu Miisaanka Dhimo

Dunida maanta oo waxa ugu badan ee caafimaad ahaan laga cawdaa uu yahay korodhka miisaanka oo la socda qaab nololeedka casriga ah iyo caadooyin cunto qaadasho oo aad loo isticmaalo ayaa ay khubaradu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxyaalaha Sababa Xanuunka Ay Haweenku Dareemaan Marka Loo Galmoonayo

Galmadu waa qeyb muhiim ah oo ka mid ah nolosha lammaanaha, waxay aasaasi u tahay xiriirkooda waxaana lagu xaqiijin karaa waxyaabo badan oo ka qeyb qaata farxadda iyo raynraynta nolosha. Galmada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Calaamadaha Lagu Fahmo Magnesium Yarida Iyo Cuntooyinka Ay Ka Buuxdo

Macdanta magnesium waxay muhiim u tahay caafimaadka jirka, waxay ka qeyb qaadataa samayska barootiinka, tarmidda unugyada, soo saarista tamarta, samaysanka iyo kobaca lafaha, kobcinta dheefsiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhibaatooyinka Waa Weyn Ee Laga Qaado Siigeysiga Badan

Siigada waxaa loola jeedaa in qofka uu biyaha iska keeno isagoo ku ciyaaraya xubnihiisa taranka. Waa caado xun oo ka soo horjeeda diinta, dhaqanka iyo caafimaadkaba, waxaana laga qaadaa dhibaatooyin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xilliga Ugu Fiican Ee Isu-Tagga Lammaanaha (Ma Ahan Habeenkii)

isu-tagga lamaanaha isqaba wuxuu xambaarsan yahay faa’idooyin caafimaad oo halkaan lagu soo koobi karin, sida ka hortagga cudurrada wadnaha ku dhaca, ka hortagga xanuunka caadada, xoojinta murqaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Astaamaha Qarsoon Ee Kansarka Mindhicirrada Caloosha Ku Dhaco Iyo Cuntooyinka...

Mindhicirrada waaweyn waa xubnayaasha ugu muhiimsan ee qashinsaarka iyo in biyaha laga nuugo u qaabilsan jirka. Kansarka ku dhaca mindhicirka weyn waxaa loo yaqaanaa “colon cancer” ama “colorectal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqoon Buuxda U Yeelo Dhiigga Caadada (Menstruation)

Wareega caadada waxaa laga ogaan karaa wax badan oo ku saabsan caafimaadkaaga. Bilaaw inaad xisaabtid wareega caadadaada, si aad u ogaatid hadii ay dhacdo iney isdhaaf dhaafto. Ma ogtahay xiliga ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faa’idooyinka Galleyda Iyo Xanuunada Ay Jirka Ka Difaacdo

Galleyda waa cunno siyaabo kala duwan loo isticmaalo, waxayna xambaarsan tahay faa’idooyin caafimaad oo tiro badan, waxaana halkaan ku soo aruurinay kuwa ugu muhiimsan. Galleydu waxay kulansatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Astaamaha Sonkorowga Nooca 2-aad (Diabetes Type 2) Iyo Sida Loo Daryeelo

Sonkorowga waa cudur ku dhaca dheefshiidka, sonkorowga nooca 2-aad waa cudur joogta ah, is la markaana waxyeelo u geysta nidaamka sonkorta ee dhiiga. Dadka qaba cudurkan sonkorowga ayaa waxaa kor u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faa’idooyinka Bunku Uu U Leeyahay Qurxinta Maqaarka

Bunku waxa uu kaalinta labaad kaga jiraa liiska badeecadaha loogu ganacsi badan yahay dunida oo dhan, waxa ka horreeya oo keliya shidaalka, waxa aanay tirokoobyo la sameeyey muujinayaan in qiyaas ah 5...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Asbaabaha Ay Dumarku Uga Cimri Dheer Yihiin Ragga

Qormadan waxaynu akhristayaasha kula wadaagaynaa mawduuc xiise badan oo ay cilmibaadhayaashu daraasado kadib ku soo bandhigayaan sababo ay u arkeen in ay ka mid tahay kuwa keenay in raggu ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cuntooyinka Qofka Ka Caawiya Inuu Hurdo Tayo Leh Seexdo

Cuntooyinka Qofka Ka Caawiya Inuu Hurdo Fiican Seexdo Waxaa jira cunnooyin badan oo Alle ku abuuray walxo u wanaagsanhurdada. Halkaan waxaa ku soo aruurinay kuwa ugu fiican ee kaa caawin kara inaad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqoon Buuxda Uyeelo Cudurrada Waalidka Laga Hidde Raaco

Markaad muraayadda isku fiiriso ma dareentaa inaad hooyadaa uga egtahay sanka, aabahaana aad uga egtahay indhaha? Hagaag, ma ogtahay in muuqaalka oo looga ekaado waalidka aysan ahayn waxa keliya ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Top 6 Foods To Boost Eyes Health And Vision

Our eyes are just one of the beautiful blessings we have and we tend to take them for granted. They help us in seeing the wonders of this world, read, and do our everyday chores. Hence, it is...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Top Health Benefits Of Pomegranate That You Should Know

The pomegranate is considered a very healthy fruit ranked above blueberries, avocados, green tea and so on. Its healing qualities are mentioned in the bible. Believed to get started in Iran or Ancient...

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live