Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sida Looga Hortago Calool Istaagga Iyo Harraadka Xilliga Soonka

Soonku waxa uu leeyahay faa’iidooyin caafimaad oo isugu jira kuwo jidheed iyo kuwo nafsi ah, waxa kale uu leeyahay faa’iidooyin bulsho oo ka bilaabmaya in uu qofku ku sameeyo dib-u haybayn ama wax...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabbista Bunka Iyo Soonka

169.63 Milyan oo kiish oo bun ah, midkii kastaana 60 KG yahay ayaa sannad kasta lagu cabbaa dunida, waxa uu u dhigamayaa 10.1 milyan oo ton. Maadaama oo xilliga soonka uu is beddelo nidaamka cunto ee...

View Article


Xeeladaha Suuqgeynta Ee Ay Ganacsatadu Isticmaasho

Qofka bani’aadamka ah dhaqankiisa iyo go’aankiisaba waxaa si aanu dareemayn saamayn ugu yeesha, hadba deegaanka iyo waxyaabaha ku xeeran ama dareemeyaashiisa la falgala. Tusaale ahaan haddii ur...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax Ka ogoow 5-ta Marxaladood Ee Guurka

Muuqaalkaan waxa uu ustaad Mubaarak Haadi uu kaga warramayaa shan marxaladood ee guurku uu maro, sida bini-aadamkuba uu u leeyahay maraaxil cimri ah oo uu maro, oo qofka xilli uu yaryahay oo kacaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ahmiyadda Ay Leedahay In Mooska Lagu Darsado Suxuurta Iyo Cuntada Ugu Fiican...

khubarada ku xeel nafaqada iyo cuntada ayaa ku talinaya in qofka soomaya uu cuno mooska xilliga suxuurta maadama uu faa’iido badan u leeyahay jirka. Waxaa muhiim ah in dadka soomaya ay doortaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khataraha Ka Dhalan Kara Biyo La’aanta Jidhka Iyo Qallaylka Ee Xilliga Soonka

Waxa aynu ku jinaa bishii soon ee xurmada badnayd, oo sida sannadahanba dhacaysay ku soo beegantay waqti dhulku aad u kulul yahay. Soonku guud ahaantii, gaar ahaan marka uu waqtiyadan oo kale ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cuntooyin Ay Tahay In La Joogteeyo Xilliga Ramadaanka Si Looga Hortago…..

Soonku waxa uu jidhka ku keenaan ingag badan, iyo in dhalaalka dabiiciga ahi ka guuro. Sidaa awgeed waxaa lama huraan ah in aynu helno habka ugu dhow ee aynu ku soo magdhowi karno midabguurka ama hoos...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cuntooyin Ay Burburintoodu U Fududahay Dheefshiidka Oo Ay Tahay In Lagu Afuro

Sannad kasta bilowga bisha soon iyo horraanteedaba waxa ay dhakhaatiirtu soo saaraan talooyin caafimaad oo qofka muslimka ah ka caawinaya in uu cibaadadan qaaliga ah guto, isaga oo dhinaca kalana ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ahmiyadda Ay Leedahay In La Cuno Misirta (Cadaska) Xilliyada Afurka Iyo...

Cadasku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka aadamuhu isticmaalo kuwooda ugu taariikhda fog, taas oo sida ay muujinayaan hadhaa Cadas ah oo laga helay xabaalaha qaddiimka ah ee Masar la isticmaali jiray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxtarka Caafimaad Ee Cabbitaanka Qasabka Iyo Xanuunnada Uu Daawada u Yahay

Ma ogtahay in cabista cabitaanka qasabka ay tahay hab wanaagsan oo aad kor ugu qaadi karto tamartaada iyo awoodaada? Cabbitaankan waa mid caafimaad badan oo ay tahay in la joogteeyo, waxaa laga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxtarka Miraha Saytuunka Iyo Cudurrada Ay Ka Hortagaan

Saytuunka waa miro macaan oo caraf fiican leh, midabka korka waa cagaar khafiif ah ama huruud. Gudaha waxay ku leeyihiin iniinyo la cuni karo. Waa miro kulansaday nafaqo tiro badan iyo faa’idooyin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Astaamaha Qandhada (Fever), Sababaha Keena Iyo Sida Guriga Loogu Daryeelo

Qandho  waa heerkulka jirka oo kor uga kaca sida caadiga ah. Qando kaligeed jiro ma aha. Caadi ahan qandhada waxay calaamad u tahay xaalad aan muuqan, badanaa infakshan ka jira jirka. Qandhada oo la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax Badan Ka Ogoow Cuntooyinka Shahwada Badiya

Dhalmo la’aanta waa dhibaato saamaysaa 8% illaa 12% lamaanayaasha dunida ku nool. Sababaha ugu waa wayn ee ragga dhalmo la’aanta ku keena waxaa ka mid ah tayo xumada manida iyo dhaqdhaqaaqa shahwada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxa Aad Sawirkan Ku Aragto Ayaa Sheegi Kara Nooca Hooggaamiye Ee Aad Noqon...

Sawirradu waxa ay ka mid yihiin waxyaabaha ugu badan ee siri kara indhaha, waxaa marar badan dhacda in shay aad garanaysaa uu sameeyo sawirka ama humaagga wax kale oo aad uga duwan.Haddaba waxaa jira...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hababka Jidhka Iyo Timaha Loogu Qurxiyo Saliidda Afakaadhada

Khudradda Afakaadhada waxaa ku jira 30 nooc oo ah faytamiinnada iyo curiyeyaasha jidhka awoodgeliya, waxaa ka mid ah faytamiinnada A, B, C, E, K iyo macdanaha iron, Copper, Magnesium, Potassium iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muhiimadda Caafimaad Ee Cabitaanka Yaanyada Iyo Cudurrada Lagu Daaweeyo

Yaanyadu waa khudaar laga heli karo guri kasta, si fududna loo beeran karo. Sannadihii u dambeeyay waxaa aad u kordhay isticmaalka yaanyada kadib markii ay bateen qaababka loo isticmaalo sida in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haddii Aad Tahay Dadka Aan Hore U Gam’in, Baro Habkaan Kuu Suurtagelinaya In...

In qofka bani’aadamka ahi waqti hurdo ah helo waxaa ku xidhan caafimaadkiisa jidheed iyo maskaxeed, waxa aanay muhiim u tahay tamarta uu u baahan yahay si uu u qabsado hawl maalmeedkiisa. In kasta oo...

View Article


Maxaa Sababa Busbuska (Chickenpox), Sidee Se Looga Hortegi Karaa?

Busbusku wa fayrus ku dhaca caruurta, waxaana lagu gartaa oo astaan u ah finan guduudan oo cuncun leh kana soo baxa jirka oo dhan. Waxaa si fiican loo yaqaanaa in hadii uu mar kugu dhaco busbuska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faa’idooyinka Macdanta Manganese, Dhibaatooyinka Laga Dhaxlo Hadday Jirka Ku...

Manganese waa macdan inta badan laga helo xameetida, beerka, kilyaha iyo lafaha. Macdantaan waxay aasaasi u tahay shaqada dheecaan burburiyeyaasha, nuugidda nafaqada ee jirka, bogsashada nabraha iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Asbaabahaan Awgood, Joogtee Cunista Qamadiga

Dad badan kuma baraarugsana qiimaha caafimaad ee qamadiga ama sarreenka, hadaba halkaan waxaan kugula wadaagaynaa toban faa’iido oo ku jeclaysiin doona cunista qamadiga iyo cuntooyinka laga sameeyo....

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live