Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xikmad Dahabi Ah

1. Cabirka Shumaca waa kala duwanaan karaa laakiin waxay bixiyaan iftiin isku mid ah, ma aha Halka aad joogto iyo derajada aad leedahay laakiin waa Tayadaada & dadnimadadaada waxa kaa dhiga inaad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Five Amazing Benefits Of Lemon Water

By: Revitalize Source: Revitalize.co.ke I’m an avid drinker (of water of course) and was refreshing to learn a new spin on how to drink it. I was first introduced to the concept of drinking lemon water...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odhaahyo Xikmadaysan Oo Ku Saabsan Hadyadda

Hadyadda: – Ha dayicin fursad aad qof kugu dheer ku gaadhsiin karto hadyada ama ugu yaraan Salaan qaaliya. – Ha ka warwarin hadyad lagu siiyey yarideeda, muhiimaddu maaha qiimaha shayga ee waa in uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka Faa’iideyso Fursada ku soo marta!

1. Subax kasta markuu waaga baryo Fursad ayaa laguu soo bandhigaa. Adigay ku jirtaa inaad ka faa’iideysato ama lumiso. Inaad wixi shalay kaa qaldamay ku saxdo ama ku sii qaribto 2. Goortii fursad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sirta Guusha Nolosha!!

Waa Maxey sababta in dad nolosha meel sare ay ka gaaraan, dadna ay gaari waayaan? Dad aad ka filaysid oo lagu tuhmadeynayo maskax wacan in aanay meeshii laga filyay gaadhin. Kuwii lagu tuhmeydaynayay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

11 Qodob Oo Kaa Dhigaya Qof Maskax Badan

Waxay aaminsayihiin dadbadani in maskaxbadnaantu (The Intelligence) ay tahay wax iska dabiici ah, lagu dhasho oo lakala dhaxlo, oo haddii uu qofku ku dhasho maskaxbadnaanta sidaasuu waligiiba ahaanayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

4 Tallaabo Oo Aad Ku Kordhin Karto Jaceylka Saygaaga Uu Kuu Qabo

U muuji xushamad/ixtiraam. Run’ahaantii waxa ugu muhiimsan ee nin waliba uu doonayo kana fisho xaaskiisa waxa ay tahay in xaasku ay u ahaato mid ixtiraamta. Hadaba isku day in aad ninkaaga ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manners and children: Five Tips

By: Hina Khan Mukhtar Source: The Muslim Observer I once asked a scholar for advice on what we should be teaching our children and he immediately responded, “Adab and akhlaq (manners and etiquettes)....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Duruusta Buugga Emotional Intelligence Ee Uu Qoray Daniel Goleman

Ku soo dhawaada barnaamijka FIKRAD IYO BUUG ee soo diyaariyo ustaad Mubarak Hadi, xalqadaan waxa uu kusoo qaadanaya buugga la Yiraahdo Emotional Intelligence ee uu qoray Danial  Goleman. Muxuu yahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

14 tips For A Healthy Marriage

By: Muntaqima Abdur-Rashid Source: Zawaj.com “And among His Signs is this, that He created for you mates from among yourselves that you may dwell in tranquillity with them, and He has put love and...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

3 Talo oo Kaa Caawinaysa In Aad Ka Guul Gaarto Go’aan Kasta Oo Aad Qaadato

Uguhorrayn wax waliba oo aan doonayno in aan ka guul gaarno waxa ay maraan 4 marxaladood. 1. In aad aaminto misana ku kalsoonaato waxa aad doonayso in aad qabato,  hadaba si’ aad u aaminto go’aamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxyaabaha Caqabada Ku Ah Horumarkaaga QAYBT 1-AAD

Waxaan halkaan idinkula wadaagayaa waxyaabaha kaa hortaagan inaad ka dhabayso riyooyinkaaga oo u baahan in aad wax ka badasho. Ku soo dhawoow qaybta koowaad. 1. Wax ka badel dadka kugu heeraarsan....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheeko Cajiib Ah Oo Dhexmartay Nin Sheikh Iyo…..

Nin Sheikh ah ayaa Diyaarad uu saarnaa dhinac fariistay nin Cadaan ah oo aan Muslim ahayn. Ninki ayaa weydiiyay, Shaqadaadu maxay tahay? Sheekhi: Diinta Alle ayaan u adeegaa Ninki: OK, Wadaad Muslim ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxyaabaha Caqabada ku ah Horumarkaaga QEYBTA 2-AAD

Waxaan qaybtii koowaad kaga hadlay caqabadaha kaaga yimaada dibada balse maanta waxaan diirada saaraynaa bal in aan wax ka ogaano qaar kamid ah caqabadaha uu qofku abuurto. ? Qiima u yeelo wakhtigaaga....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Health risk of loneliness, STUDY

Loneliness can increase the risk of premature death by 14 percent in older adults, according to a study published Monday that posits a physiological basis for the phenomenon. The dangers of social...

View Article


Waxyaabaha Caqabada Ku ah Horumarkaaga QEYBTII 3-AAD

? Jooji taxadarka badan. Waayo taxadarka faraha badan waxa uu qofku ku keenaa kalsooni daro iyo in qofku uu noqdo qof fikradaha uruuriya balse aan marnaba la imaanayn iskuday.  Waxaa la arkaa in aad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma waxaad u heysataa in hadii aad jeeb maran tahay aadan waxba bixin karin

Dad badan waxaa farxadooda nolosha ka qaada iyagoo ka fakira ama ka walwala saboolnimo iyo faqri. Waxay ku fakiraan marki aad wax hesho ayaad wax qabsan kartaa ama wax bixin kartaa. Ma ogtahay in ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muhiimmadda iska-warqabka (Self-awareness)

Nin baa yidhi: Ilaahayoow dul-qaad badanidaa, intaa waan ku caasinayaa misna ima ciqaabtid. Waxa la yidhi habeenkii baa haatif la hadlay oo ku yidhi: Immisaan ku ciqaabay misna aanad war u hayn....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dayaxa haddii la waayo, xiddigahaa lagu gudaa

Maahmaah Soomaaliyeed baa tidhaahda: “Dayaxa haddii la waayo, xiddigahaa lagu gudaa.” Haddii aad heli karayso wax ku gaadhsiiya halka aad hiigsanayso, dhibba aad ku gaadhide, uma baahnid innaad uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

FIKRAD & BUUG: Buugga The Four Agreements

Waa qeybtii 23-aad ee barnaamijka FIKRAD IYO BUUG, qeybtaan ayuu Mubarak Hadi nagula wadaagaya buug la yiraahdo “The Four Agreements”. Buuggaan ayaa waxaa qoray qoraa u dhashay dalka Mexico kaas oo...

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live