Quantcast
Channel:
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1527

Xikmad Dahabi Ah

$
0
0

1. Cabirka Shumaca waa kala duwanaan karaa laakiin waxay bixiyaan iftiin isku mid ah, ma aha Halka aad joogto iyo derajada aad leedahay laakiin waa Tayadaada & dadnimadadaada waxa kaa dhiga inaad iftiin u noqoto Umada.

2. Tus Xushmad xitaa dadka aan u qalmin; Ma aha ka falcelin dabeecadooda, laakiin waa sawir ka bixin adiga dhaqankaaga qadarinta ku dhisan

3. Ha ka cabsan Cadowga u soo bareeray inuu ku soo weeraro, laakiin iska ilaali saaxiibka beenta ah ee Hab ku siiya

4. Dulqaad yari iyo deg-deg waa xididka dhibaatadaada, ma qasbi kartid Nolosha inay ku siiso Jawaabo ama sidaad rabto wax kasta u dhacaan, waa inaad oggolaataa in wax kasta iyaga is furfuri doonaan, waa in aad aqbashaa in wax kasta waqti qaataan

W/Q: Farah Cawaash

The post Xikmad Dahabi Ah appeared first on Daryeel Magazine.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1527

Trending Articles