Cagaarshowga Nooca B (Hepatitis B) Iyo Dhibaatooyinka Uu Jirka Gaarsiiyo!
Beerka waxa uu ku yaala ama u badanyahay dhinaca midigta ee caloosha, waaxa uu qabtaa shaqooyin badan oo muhiim ah taas oo muhiim u ah dheefshiidka jirka. Cagaarshowga waa caabuq ku dhaca beerka....
View ArticleDaawada Dabiiciga ah ee Gaaska (Gastritis)
Sidaan casharkii hore ku soo qaadanay waxaanu isla soo fahanay waxa ay tahay gasteri ,ciladaha keena, habka loo baadho iyo qaabka loo daweeyo (dawada dhakhtarka). Haddaba waxaan rabaa maanta inaan isla...
View ArticleSababaha Ugu Badan Ee Keena Khilaafka Lammaanaha!
Inkasta oo ay arrin dabiici ah tahay in lammaanaha uu khilaaf soodhexgalo, sida oo kalana saaxiibbada iyo qoysaska ama dadka wada shaqeeya iyo danwadaagtu isku qabtaan arrimaha ka dhexeeya, haddana...
View ArticleKansarka Naasaha (Breast Cancer)
Magaca kansar waxa loo adeegsadaa in kabadan 100 cudur oo ka dhasha tarmidda unugyada jirka oo utarma si aan caadi ahayn. Kansarka wuxuu bilaawdaa marka qaar kamid ah unugyada jirka ay bilaabaan iney...
View ArticleMaxaa Sabab U Ah Xabad Xanuunka (Angina)?
Xabad xanunka waa digniin caafimad oo taxadarkeda ubahan wana ciriri iyo culeys laga dareemo xabadka taaso keenta iney yaraato awooda qofka ku qaadan karo hawada una eg wadno istaaga waa fariin ama...
View ArticleFaham U Yeelo Burada Minka (Fibromas)
Buruqda minku waa kaankarada ugu badan ee ku dhaca hab dhiska dhalmada ee dumarka. Burada minka sidoo kale waxaa loo yaqaan Fibromas, Myomas ama Leiomyomas, waa kaankaro ka samaysan unugyo isu tagay...
View ArticleTen Habits That Damage Your Brain!!
1. No Breakfast. People who do not take breakfast are going to have a lower blood sugar level. This leads to an insufficient supply of nutrients to the brain causing brain degeneration. 2. Overeating....
View ArticleKansarka Ku Dhaca Mindhicirrada Waa Waaweyn (Colorectal Cancer)
Mindhicirrada waaweyn waa xubnayaasha ugu muhiimsan ee qashinsaarka iyo in biyaha laga nuugo u qaabilsan jidhka. Kansarka ku dhaca mindhicirka weyn wuxuu aafeeyaa dadka waa weyn ee da’da ah. Kansarka...
View ArticleCaabuqa Ku Dhaca Xaniinyaha (Epididymo-orchitis)
Bismillah, Waxaan maanta casharkaan kaga hadli doonaa caabuqa ku dhaco xaniinyaha kadibne keeno in xaniintu shuuqdo ama baaba’do. Caabuqaas waxaa loo kala qaadaa laba qeyb, mid xaniinta laftirkeeda ku...
View ArticleCUDUR HALIS LEH: Faalug (Stroke)
Faalug waa xaalad caafimaad oo miisaankeeda leh, waa xaalad inta badan u janjeerta dhanka halista waxayna timaadaa markii xidid kamid ah kuwa maskaxda dhiiga u qaada uu xirmo taasoo keenta in maskaxdu...
View ArticleRagga Ka Cabanaya Timaha Gadhka Oo Yaraada, HA ISTICMAALAAN WAXYAABAHAAN!
In kasta oo rag badani ay gadhka sidiisaba ula col yihiin, shaqo maalmeedkoodana ay ka mid tahay in ay joogto u xiiraan, haddana waxaa jira kuwo badan oo sababo kala duwan u jecel in gadhka ay...
View ArticleMadax Xanuun Iyo Madax Farad (Headache & Migraine)
Madax xanuunka: Madax xanuunku waa xanuun qofku dhibsanayo oo madaxa laga qabto kaasoo sababi kara cadaadis badan oo madaxa kaa fuulaya. Wuxuuna badanaa noqdaa xanuun meel dhaxaad ah saamaynta ugu...
View ArticleHababka Ugu Fiican Ee Xal Loogu Heli Khilaafyada Lammaanaha
Waa hubaal in lammaane kasta oo qoys ahi ay marayaan waqtiyada qaar uu khilaaf soo dhexgalo, waxa uu noqdaa khilaaf fudud oo isagu is xalliya iyo mid u baahda in ay si rasmi ah uga wada hadlaan xalna...
View ArticleMaxaa Sababa Kacsanaanta Xididada Dhafoorka?
Bismillah, Waxaan casharkaan maanta kaga hadli doonnaa kacsanaanta ama bararidda xididada wajiga khaasatan dhinacyada ama dhafoorrada. Sida aan wada ognahay, xididada waxaa loo qeybiyaa laba nuuc, mid...
View ArticleXarakaad & Ishaarooyin kuu Sahlaya Inaad Qofka Samaynaya Shucuurtiisa Fahamto
Mar kasta oo aad qof kugu cusub la kulanto waxa aad jeceshay in aad fahamto shakhsiyaddiisa iyo weliba godka ay aragtidiisu ka cabto iyo waxa uu aaminsan yahay, sidoo kale marar badan waxaa dhacda in...
View ArticleXanuunka Burunkiitada (Bronchitis)
Burunkiito (Bronchitis) waa caabuq ku dhaca labada dhuumood ee u dhaxeeya hunguri cadaha iyo sambabada, kasoo hawada gaarsiiya labada sambab. Waxaana loo qaybiyaa laba qeybood oo kala ah, midka...
View ArticleCaabuqa Ku Dhaca Xubinta Taranka Ee Dumarka (VAGINITIS)
Vaginitis: waa caabuq ku dhaca xubinta taranka ee dumarka (ferjiga) wuxuuna keenaa dheecaan Cancun ,iyo xanuun. Maxaa Sababo? Waxaa sababa isbedel kuyimaada bacteria xubinta taranka dumarka...
View ArticleTimo Daadasho (Alopecia)
Timuhu waxay ka samay san yihiin nooc borotiin ah oo loo yaqaan keratin kaasoo laga soo daayo daldalooda yar yar ee timuhu kasoo baxaan. Marka daldalooladan yar yar ay soo saaraan unugyo cusub oo timo...
View Article15 Arrimood Oo Laga Rabo Hoggaamiye Kasta Oo Raba Inuu Dadkiisa Kalsooni Ku...
Daacad ma tahay? Ma tahay ruux qumman oo garsoor toosan? Ma tahay dhegeyste fiican? Ma tahay ruux lagu kalsoonana karo – Ballamaha aad qaaddo ma oofisaa? Dadkaagu ma ku aamini karaan? Qof kasta oo...
View ArticleSidee Baad U Falcelisa Marka Aad Xanaaqdo? OGOW 4 SIROOD OO MUHIIM AH!!
Sida aad u falceliso kolka aad xanaaqdo ayey cilmibaareyaashu sheegeen in ay caddeyneyso habdhaqankaaga iyo dabeecadaha gaarka kuu ah. Xanaaqu waa shucuur aan muujinno maalinba maalinta ka dambeysa....
View Article