Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Healthy Benefits Of Walking Everyday!

There are many health benefits of walking. Walkers have less incidence of cancer, heart disease, stroke, diabetes and other killer diseases. They live longer and get mental health and spiritual...

View Article


Astaamaha Cabeebka Iyo Sida Looga Hortago (Vaginal Infection Yeast)

Cabeebka waxaa sidoo kale loo yaqaana infekshanka khamiirka ah ee xubinta galmada dumarka, waa xaalado caan ah oo soo wajahda dumarka. Waxaa sababo cabeebka il ma aragto loo yaqaano Fungus Candida,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cudurka Cagaarshoowga C (Hepatitis C):

Hepatitis C (Cagaarshoow C): Cudurkaan waa infekshan uu sababo fayrus, fayruskaan ayaa weerar kusoo qaada beerka wuxuuna sababaa in beerku caabuq ku dhaco. Dadka intooda badan wax calaamado ah kama...

View Article

Muhiimadda Qashin Saaridda Jirka!

Qashin saaridda jirka waxa kaliya ay sameyn karto ma ahan qurxinta maqaarka, ee waxey kaloo siyaadin kartaa heerka tamartaada, kor uqaadista habka dheefshiidka iyo yareynta miisaanka. Qashin saaridda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabbista Bunka Ama Kafeega Iyo Caafimaadka

Bunku oo ka mid ah cabitannada dunida loogu isticmaalka badan yahay, ayaa ka mid yahay cabitaannada dunida loogu khilaafka badan yahay waxtarkooda iyo dhibtooda, daraasado badan ayaa iftiimiyey in uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhibaatooyinka In Markasta Moobilka Hoos Loo Fiiriyo & Xalka Ugu Fudud

Teknolojiyada waxay noqotay mid cajiib ah oo hadana cabsi badan. Daraasad ayaa tilmaameysa halka uu gaarsiisan yahay dhibka uu jirkeena u leeyahay in maalinti oo dhan la fadhiyo. In kastoo ay shaqada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xanuunka Caadada (dysmenorrhoea)

WAA MAXAY XANUUNKA CAADADA? Waxay dumarka intooda badan la kulmaan nooc xanuun caado inta ay noloshooda jirto. Erayga caafimaad ahaan loogu isticmaalo waa dysmenorrhoea. Aad ayey u xanuujisaa dumarka...

View Article

Cilladda Cunugga Madaxiisa La Ruxay (Shaken Baby Syndrome)

Cilladda cunugga madaxiisa la ruxay oo caafimaad ahaan loo yaqaano “Shaken Baby Syndrome” waa cillad halis ah oo dhaawac u gaysata maskaxda dhalaanka yar yar. Waxay cilladani dhacdaa marka waalidka...

View Article


Maxaa Sababa Dhalma La’aanta (Infertility)

Dhalma la’aanta (infertility) waa in xaaska ay qaadi weyso uur ayadoo ay jirto isku day ah iney qaado uur mudo 6 bilood, iyadoo ay sameeyneyso galmo aan laga gaashaaman (unprotected sex) ninka ama...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxyaabaha Keena Neefta Ku Xiranta Hurdada (Sleep Apnea)

Neefta oo qofka ku dhegta xilliyada hurdada siiba habeenkii ayaa ah khatar caafimaad oo taxadarkeeda leh. Marka uu qofku khuuriyo ama uu aad u daalanyahay ayuu badanaa la kulmaa xaaladan. Neefta ayaa...

View Article

Maxaa keena Dhagaxa Xameetida (Gallstones)?

Xameetida waa xubin ku taala dhinaca midig ee qaybta sare ee caloosha, waana  xubin sida kiishka oo kale u samesay, shaqadeeda ugu weyna ay tahay kaydinta iyo soo daynta dheecaanka Bayl waqti munaasab...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qanjirka Thyroid-ka Oo Shaqo Yareeya (Hypothyroidism)

Qajirka loo yaqaano thyroid waxaa uu ku yaalaa dusha sare ee curta, waxaana uu soo daayaa hormoono wax ku ool u ah shaqada jirka, sida kuwa kontoroola habka loo yaqaano metabolism (habka burburinta...

View Article

Maxaa Sabab U Ah Dhiciseynta Ilmaha (Miscarriage)?

Dhicinta waxay dhacdaa inta badan nuska hore ee uurka, sababta dhiciseynta wey ukala duwan tahay dumarka, in kastoo sababta aan la ogeyn mararka qaar. Dumarka uurka leh waxaa muhiim u ah iney ogaadaan...

View Article


Xanuunka Jabtada (Gonorrhea)

Waa infekshan ku faafa galmada . Ragga wuxuu ka saameeyaa tubooyinka kaadida, dumarkana wuxuu ka saameeyaa afaafka hore ee ilmo galeenka iyo tubooyinka kaadida, waxay kaloo saameyn kartaa malawadka,...

View Article

Maxaa Keena Xaniinyo Xanuunka Xilliga Kacsiga?

Markii raggu kacsadaan, xidida halbowlayaasha “Arteries” geeya dhiigga xubnaha taranka way weynaadaan, meesha xididada arooriyaasha “Veins” ee dhiigga ka soo qaada xubnaha taranka ay cariiriyoobaan....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cudurka Baabasiirka (Hemorrhoid)

© Healthwise, Incorporated. Waa xanuun saameeya xidida loo yaqaan veins-ka futada, dhibkaan waxuu yimaada marka uu siyaado cadaadiska ka dhex jira xidadan taaso sababta inay dilaacaan, waa dhacdo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ha Noqon Aabbe!

Dhammaadka bisha guurka ugu horreysa ama ka horba, lammaanaha dhawaan aqal galay waxaa soo kulaala weydiimo arrinkooda ku qotama iyo kuwo kale ba. Waxaana ugu doorroon in ay Uur-kujir ku hubsadeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Astaamaha Uurka Cusub Iyo Cunnada Uroon Hooyada Uurka Leh

Uurku wuxuu yimaada marka ay manida bacrimiso ugxanta laga soo daayay ugxan sidaha, ugxantu waxay soo martaa tuubada ugxan sidaha oo ah meesha bacrimiska uu ka dhaco. Ugxanta marka ay bacrismato waxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

10 Dabeecadood Oo Uu Nin Kasta Jeclaan Lahaa In Ay Xaaskiisu Yeelato!

Waa ay dhacdaa in xidhiidh guur ku dambeeyaa uu ku bilowdo deymo iyo aragtida koowaad, laakiin waxa marar badan dhacda in guurku guuldarraysto haddii aanay lammaanuhu meelaha qaarkood ka midaysnayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baqdinta In Cunnada Lagu Cayilo (Anorexia Nervosa)

Baqdinta laga qabo cunada in lagu cayila waxaa loo yaqaanaa “Anorexia nervosa” waa xaalad ku timaada dad badan, waxay la xariirtaa baqdinta uu qofku ka qabo cayilka, uuna iska ilaaliyo cunnada si...

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live