Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doolshe Fudud

Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa doolshe heersare ah oo si fudud loo samaynayo. Waa hubaal inaad ka heli doontaane, daawasho wacan: The post Doolshe Fudud appeared first on Daryeel Magazine.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

XANAAQA: Maxay dadka u qeyliyaan markay careysan yihiin?

Dabeecadaha bini’aadanka waxaa ka mid ah in marka ay careysan yihiin ay kor u qeyliyaan xitaa haddii ay aad isugu dhow yihiin. Maxaa keenaya arrintan? Waxa weeye. Goortii laba qof isu careysan yihiin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqri Qisadaan Cajiibka ah

Mufti Ismail Menk ayaa ka sheekeynayay qiso yar oo ka dhacday Mareykanka. Nin Muslim ah ayaa wiish uu saarnaa waxaa la soo gashay haweenay Cadaan ah oo qeybo badan oo jirkeeda ah qaawan (aan...

View Article

Qiso Cajiib Ah Oo Xikmad Leh

Aqri Qisadan Wuxuu si aad ah u jeclaa Xaaskiisi. Waxay heysteen laba caruur ah. Wax kasta uu awoodo wuu siin jiray balse xaaskiisu marnaba maqsuud kuma ahayn. In kastoo ninku uusan taajir ahayn hadana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buskut Somali

Muuqaalkaan hoose kaga faaidayso sida loo sameeyo buskut saliid aad u wacan. Alaabta loo baahan yahay: 2 xabbo oo ukun ahKoob sonkor ahNus koob subag ahNus koob caano ahXabad sowdo3 koob oo bur ah The...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raac Qodobadaan Si Aad U Wanaajiso Caafimaadka Dheefshiidkaaga

Fayber: jirku waxuu maalintiiba u baahan yahay xaddi u dhaxeeya 20 ilaa 35 gram oo fayber ah, cunida la joogteeyo laga hello fiberka sida, qamadiga, galleyda, digirta, cagaarka, canabka. Cunooyin kaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ceesh Somali

Halkaan hoose waxaan idin kula wadaagaynaa ceesh somali aad u wacan. Alaabta loo baahan yahay: 3 koob oo bur ahHal qaado oo sonkor ahQamiirCusbo2 qaado oo saliid ahBiyo The post Ceesh Somali appeared...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BARIIS & BUSKEETI (Qado Dhamaystiran)

Kulanti wacan, markale ku soo dhowaada barnaamijkii cunto karinta, oo maanta idin kula wadaagayno qado dhamaystiran, waana bariis iyo buskeeti. Ka bogasho wacan: The post BARIIS & BUSKEETI (Qado...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

QURAAC FUDUD: Shakashuuko 2 Daqiiqo Lagu Samaynayo

Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa sida loo sameeyo shakashuuko oo ah quraac aad u fudud. Alaabta loo baahan yahay: SaliidBasalBasbaas cagaarYaanyo shiidanCusboBiyoUkun The post QURAAC FUDUD:...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sida Loo Sameeyo Xalwo Somali

Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa sida loo sameeyo xalwo Somali. Alaabta loo baahan yahay: BiyoCaleenta shaahaKiilo iyo bar sonkor ahWaraango (cornflower / constarch)SacfaraanSubagHaylJoos...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baasto Makarooni La Habeeyay

Kulanti wacan, kusoo dhowaada barnaamijkii cunto karinta oo aan idin kula wadaagayno baasto makarooni foornaada lagu samaynayo. Daawasho wacan: The post Baasto Makarooni La Habeeyay appeared first on...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ilkaha Dabarka Leh (Ilko Digir)

Waxaan kaga hadlayaa qoraalkaan mawduuc ku saabsan “ILKO DIGIRka” ama ilkaha magarta leh ama dhibcaha kaffeyga ah ee ilkaha ku sameysmo. Maxay yihiin dhibcahaas ilkaha ku samaysmo “Ilko...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Quraac Nafaqo Leh

Kulanti wanaagsan, walaalaha soo dhowaada meel kastoo aad dunida daafaheeda ka joogtaanta, waxaan halkaan idin kugula wadaagaynaa quraac nafaqo badan, diyaarinteeduna ay fududahay. Ka bogasho wacan:...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Bariis Sidii Doolshe Oo Kale Loo Samaynayo

Waa markale iyo barnaamijkii cunto karinta ee aad wada jeclaydeen, waxaana maanta idin kula wadaagaynaa bariis sida doolshe oo kale loo samaynayo. Waa hubaal inaad ka heli doontaane, daawasho wacan:...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shushumow Si Fudud Loo Samaynayo (Somali Snack)

Kulanti wanaagsan aqyaarta sharafta leh, kusoo dhowaada barnaamijkii cunto karinta oo aan idin kula wadaagayno sida loo sameeyo shushumow oo ah macmacaan aad loo jecel yahay. Daawasho wanaagsan: The...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cuntooyinka Uroon Dadka 50 Jirka Ah

Hargeysa (Geeska)- Mar kasta oo ay qofka da’diisu sii weynaataba, waxaa jidhkiisa ku dhaca isbedello saamayn kala duwan ku leh caafimaadkiisa, sidaa awgeed da’ kasta waxa ay dhakhaatiirtu ka bixiyaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa Imaan Kara Haddii Xabadka Loo Seexdo?

Xaqiiqadu waxay tahay waan ku faraxsanahay inaan helno wax hurdo ah sababoo ah waxaa batay mashquulka nolol maalmeedkeena, run ahaanti waxaa jira dhinacyo loo seexdo oo ku siin kara hurdo wanaagsan Ma...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nafaqo Ukun Iyo Hilib

Soo dhowaada asxaqbta qiimaha badan, maanta waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa nafaqo iyi ukun leh, waxaana rajaynaynaa inaad kawada heli doontaan. Kq faaidaysi wacan: The post Nafaqo Ukun Iyo Hilib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ARRIMO KAA CAAWINAYA INAAD DAKHLIGAAGA KOR U QAADDO, SI AAD U DABOOSHO...

Nolosha Casriga ah ee adduunyadan aynu ku noolnahay waa ay abuurtay duruufo nololeed oo mar kasta aanay is daboolayn dakhliga qofka soo gala iyo kharashaadka uu u baahan yahay in uu isticmaalo. Dadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Malawax iyo Maraq Suqaar

Kulanti wanaagsan asxaabta sharafta badan, markale kusoo dhowaada barnaamijkii cunto karinta, waxaan idin kuka wadaagaynaa malawax iyo suqaar si heer sare ah loo sameeyay. Ka bogasho wacan: The post...

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live