
Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa sida loo sameeyo shakashuuko oo ah quraac aad u fudud.
Alaabta loo baahan yahay:
- Saliid
- Basal
- Basbaas cagaar
- Yaanyo shiidan
- Cusbo
- Biyo
- Ukun
The post QURAAC FUDUD: Shakashuuko 2 Daqiiqo Lagu Samaynayo appeared first on Daryeel Magazine.