
Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa sida loo sameeyo xalwo Somali.
Alaabta loo baahan yahay:
- Biyo
- Caleenta shaaha
- Kiilo iyo bar sonkor ah
- Waraango (cornflower / constarch)
- Sacfaraan
- Subag
- Hayl
- Joos (nutmeg)
- Lowka almond
The post Daawo Sida Loo Sameeyo Xalwo Somali appeared first on Daryeel Magazine.