Calaamadaha Lagu Garto Inaad Guur U Baahan Tahay
Bismillah Casharkeenu maanta wuxuu ku saabsan yahay guurka iyo xanuuno la xaqiijiyay inuu daawo u yahay, waxaa jira dhalinyaro badan oo dhakhaatiirta u raadsada daawo iyagoo ka cabanayo arrimo lagu...
View ArticleMidkee Fiican In La akhriyo: Buug Jaldi Leh Mise PDF?
Kulanti wanaagsan, markale ku soo dhowaada barnaamijka Waydiin Iyo warcelin ee ka baxa channel ustaad mubarak Hadi. Xalqadaan ayuu ustaadku kaga jawaabayaa suaasha ah, keebaa fiican in la aqriyo, ma...
View Articlepaedophilia (saqiir suujis)
Caruuro-korawgu waa xanuun nafsi ah oo ku dhaca dadka qaar , xanuunkani waxa uu ku sababaa dadka qaba inay kaliya u hammoodaan caruurta( wiil iyo gabadh) kuu doono ha ahaadee aan qaangaadhin ee ka yar...
View ArticleFaaidooyinka Malabka Ee Qurxinta Jidhka
Qur’aanka Kariimka ah ka sokoow, in malabka shinnidu uu yahay dawo leh faa’iidooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin, waxaa ka marag kacay dhammaan dhaqannadii soo jireenka ahaa ee aadamaha iyo in...
View ArticleSabaayad farmaajo Leh (Chapati with cheese)
Kulanti wacan, kusoo dhowaado Amira’s Cuisine, muuqaalkan waxaan idin kula wadaagayaa quraac macaan isla markaan ay diyaariteedu fududahay, waa sabaayad lagu darayo farmaajo ama cheese. Waa hubaal...
View ArticleGurigaaga Ku Samayso Pizza!!
Waa markale iyo barnaamijkii cunto karinta ee Amira’s Cuisine, qeybtaan waxay Amira nagula wadaagaysaa Pizza si fudud loo diyaariyo oo guriga lagu samaynayo. Daawasho wanaagsan The post Gurigaaga Ku...
View ArticleDoolshe Hab fudud Loo Sameynayo
Assalaamu caleykum walaalayaal, kusoo dhowaada barnaamijkii cunto karinta, maanta waxaan idin la wadaagaynaa doolshe si fudud loo diyaarinayo. Waa hubaal inaad ka heli doontaane ka bogasho wacan: The...
View Article12 Arrimood Oo keeni Kara In Wax Akhriskaagu Yaraado
Dhallinyaro fara badan baa waxay intaa igu yidhaahdaan, waan jecel nahay wax akhriska, faa’iidadiisana waan dareen sannahay, haddana waan isku kari la’nahay. Haddaba waxaan jeclahay inaan qormooyinkan...
View ArticleQado Dhamaystiran: BARIIS BIRYANI
Soo dhowaada walaalaha ku xiran barnaamijka cunto karinta, maanta waxaan idin la wadaagayna qado macaan oo si fusud loo diyaarinayo waana bariiska biryaaniga. Daawasho wacan: The post Qado...
View ArticleHabka Aad U Samaysan karto Donut Fudud
Walaalayaal kusoo dhowaada barnaamijka cunto macaan, maanta casharkeenna wuxuu ku saabsan yahay sida loo sameeyo Donut. Ka faaidaysi wacan: The post Habka Aad U Samaysan karto Donut Fudud appeared...
View ArticleCaadooyinka Dadka Guuldarraystaa Ay Caan Ku Yihiin
Maahsanaan mar kasta ah – Adigu noqo ruux dhugmo lehQorshaha uu damacsanyahay oo uu ka sheekeeyo – Riyadaada marka aad rumayso uun dadka tus.Waqti lagu lumiyo dad aan u qalmin – ka agdhowoow dadka...
View ArticleSabaayada Iyo Maraq Aad U Macaan, KA FAAIDAYSO
Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa maraq iyo sabaayad aad u macaan oo si fudud loo samaynayo, waxaana inoo soo gudbinaysaa walaasheen nasra Abtidoon. Ka bogasho wacan: The post Sabaayada Iyo Maraq...
View ArticleCasho Cajiib Ah Oo Aad Reerkaaga Uga Farxin Karto
Kulanti wacan kusoo dhowaada barnaamijkii cunto karinta, Amira’s Cuisine waxay nala wadaagaysaa casho macaan oo si dhib yar loo samaynayo. Waa hubaal inaad ka heli doontaane, daawasho wacan The post...
View ArticleQADO DHAMAYSTIRAN: Muufo, Maraq, Basbaas iyo Cabitaan
Soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan waa markale iyo walaashiin Nasra Abtidoon oo idiin wado muuqaal kale oo cunto karin ah oo ku saabsan muufo iyo maraq. Daawasho wacan: The post QADO...
View ArticleMACMACAAN CAJIIB AH: Caano Qumbe
Assalaamu caleykum walaalayaal soo dhowaada meel kastoo aad adduunka ka joogtaan, maanta waxaan idin la wadaagayna macmacaan diyaarintiisu ay fududahay oo laga samaynayi caano iyo qumbe Daawasho...
View ArticleHilib Shiilan Oo Aad U Macaan
Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar kale iyo barnaamijkii cunto karinta oo ay Nasra Abtidoon nagula wadaagayso muuqaal cusub oo ku saabsan...
View ArticleDhaqannada Aan Ku Wacnayn Maqaaxiyaha Iyo Goobaha Dadweynuhu ku Kulmaan
Hargeysa (Geeska)- Maqaaxiyaha iyo goobaha cuntada fudud ee dhalinyaradu isugu timaaddaa waa goobta saddexaad ee waqtiga ugu badan lagu qaato, marka laga yimaaddo shaqada iyo guriga, waana goobta uu...
View ArticleDoolshe Qurux Badan Oo Lagu Samaynayo Birta Malawaxa
Kulanti wacan kusoo dhowaada barnaamijkii xiisaha badnaa ee cunto karinta, maanta waxaan idiin la wadaagaynaa doolshe qurux badan oo lagu samaynayo birta malawaxa waxaana inoo soo gudbinaysa...
View ArticleWax Ka Baro Faa’iidooyinka Miraha Tiinka (Figs)
Bismillah, Inkastoo mirahaan uusan ku badnayn dalka laakiin waxay dad badan ku qaldaan midhaha geedka tiitiinka qodxaha leh, laakiin kan wuu ka duwan yahay, waxayna culumada isku raaceen inuu yahay...
View ArticleHababka Talo-Bixinta Habboon
Arin ayaan doonayaa inaan kaala tashto ayuu qof ku yidhi , judha intaasi afkiisa kasoo baxdo ogsoonoow kalsooni ayuu qofkaasi ku bidayaa oo arintii maskaxdiisa culasyka ku haysay ayuu rabaa inuu is...
View Article