Soo dhowaada walaalaha ku xiran barnaamijka cunto karinta, maanta waxaan idin la wadaagayna qado macaan oo si fusud loo diyaarinayo waana bariiska biryaaniga.
Daawasho wacan:
The post Qado Dhamaystiran: BARIIS BIRYANI appeared first on Daryeel Magazine.