
Assalaamu caleykum walaalayaal soo dhowaada meel kastoo aad adduunka ka joogtaan, maanta waxaan idin la wadaagayna macmacaan diyaarintiisu ay fududahay oo laga samaynayi caano iyo qumbe
Daawasho wanaagsan:
The post MACMACAAN CAJIIB AH: Caano Qumbe appeared first on Daryeel Magazine.