Qubaysiga Iyo Dabeecadda Qofka
Cilmibaadhis uu faafiyey Joornaalka Maraykanka ka soo baxa ee ‘National library of medicine’ ayaa iftiiminaysa in dadka caadada u leh ku maydhashada biyaha diirrani ay yihiin dadka caanka ku ah madax...
View ArticleFaa’idooyinka Akhrisku Uu U Leeyahay Caafimaadka Jidhka Iyo Maskaxda
Sannad kasta maanta oo kale 9 August 2022, waxaa dunida oo dhan looga damaashaadaa ‘Maalinta Caalamiga ah ee Mucaashaqiinta kutubta / Akhriska’. Maalinta oo kale waxaa ay dadyowga dunidu ku xusaan in...
View ArticleImisa Koob Oo Bun Ah Ayaa La Cabi Karaa Maaliintii, Waqtigee Se Ugu Fiican In...
Bunku waxa uu ka mid yahay cabitaannada loogu jecelyahay dunida, waxaa la qiyaasayaa in maalin kasta dunida lagu cabbo illaa laba Bilyan oo koob. Bunka waxaa ku jira maadadda Caffiene ta oo...
View ArticleMarka Aad Baradhada Diirka Ka Dhilayso Haka Wada Dhammayn Si Aad U Hesho...
Dad badan ayaa baradhada jecel, gaar ahaan marka ay u samaysan tahay qaabka ah faraha oo shiilan afka qalaadna lau magacaabo jibiska (Chips), gaar ahaan waxaa jecel carruurta oo si gaar ah uga hela...
View Article9 Cudur Oo Lawsku Dawo Iyo Ka Hortagba U Yahay
Lawsku wuxuu ka mid yahay cunnooyinka ugu caafimaadka badan, waa cunno nafaqo ahaan hodan ah, waxaa ku jira barootiinno, faybar iyo inta badan faytamiinnada iyo macdanaha uu jidhku u baahan yahay....
View ArticleFaa’idooyinka Waa Wayn Ee Muuska Cagaaran
Muusku waxa uu ka mid yahay khudradaha ugu caansan looguna cunista badan yahay dunida oo dhan, waa midho ka baxa deegaannada ku yaalla agagaarka dhul-badhaha, waxaa ku jira walxo badan oo faa’ido leh,...
View ArticleQaabka Basasha Looga Sameeyo Cabitaan Dawo Ah Iyo Xanuunnada Lagula Tacaalo
Basashu waa khudrad inta badan laga helo kijada gurysheenna, taas oo wanaajisa dhadhanka cunnada, caafimaadkana faaido u leh. Warbixin lagu baahiyay shabakadda Boldsky ee arrimaha caafimaadka ka...
View ArticleFikrado Ku Siinaya Habab Aad Ku Wanaajin Karto Noloshaada Sannadka Cusub Ee...
Wargeyska New York Times ee ka soo baxa carriga Maraykanka, ayaa warbixin ay dhowaan ka samaysay sida ugu tolmoon ee uu qofku noloshiisa u maarayn karo sannadka 2023 ka, waxa ay waraysiyo cilmiya la...
View ArticleCuntooyinka Indhaha U Fiican, Awoodda Araggana Siyaadiya
Indhahu waxay ka mid yihiin lixda dareeme ee uusan aadamuhu nolol maalmeedkiisa uga maarmi Karin. Indhuhu waa qalabka ugu muhiimsan ee aynu wax ku baranno. Waxaa jira waxyaabo fudud oo dhaawaca...
View ArticleCaadooyin Lagu Arkay Dadka Guulaystay Oo Ku Dhaqankoodu Uu Caawin Karo In…
Dadka oo dhami waxa ay haystaan waqti isku mid ah, sannadkoodu waa 365 maalmood, maalin kastaana waa 24 saacadood, laakiin waxa ay ku kala tagaan sida ay uga faa’idaystaan waqtiga iyo sida ay...
View ArticleIsbedellada Midabka Carrabka Iyo Mid Walba Waxa Uu Caafimaadka Ka Tilmaamayo
Bare-sare Peter Yuren oo ku xeeldheer qalniinka afka iyo ilkaha ayaa sheegay in isbedellada ku yimaadda midabbada carrabku ay tahay muraayad laga dheehan karo xaaladda caafimaad ee qofka, taas oo ay...
View ArticleXaaladda Xusuus Gabka Ee Dimenshiya (Dementia)
Waxaa jira dad badan oo ku wareersan waxa ay tayay dimenshiya (dementia), waxaa kaloo jira dad u haysta in dimenshiya ay tahay cudur. Balse xaqiiqdu waxey tahay in dimenshiya aysan aheyn cudur,...
View ArticleSababaha Keena Cabsida Ku Duulista Diyaaradda Iyo Talooyin Muhiim Ah
Cabsida duulida hawada waa nooc kamid ah cabsiyaha soo wajaha dadka, Balse waxay kaga duwan tahay cabsiyaha kale, Tani waa mid gaar u ah duulida hawada, sida diyaaradaha la raaco. Dadka qaba cabsidaan...
View ArticleBiijada Afka (Stomatitis): Sababaha Keena & Dhibaatooyinka Ka Dhalan Kara
Biijada waa xanuun dad badan ku dhaca wuxuu dadka ka haleelaa afka, gaar ahaana bishimaha. Waa caabuq ku dhaca hareeraha bishimaha, wuxuuna kamid yahay noocyada ugu badan ee ku dhaca afka. Waxaa...
View Article7 Arrimood Oo Ay Tahay In Aanad Samayn Markaad Cadhaysan Tahay & Sababta
Qof kasta oo garaadkiisu sarreeyaa waa uu garan karaa in cadhadu ay tahay xaalad daciifnimo ah oo uu qofku maro, haddii kale waxa aynu cadhada ku macnayn karnaa dareen raadayn taban ku yeesha caqliga...
View ArticleSida Loo Dheeraado Iyo Cuntooyinka u fiican kordhinta dheerarka
Waxaa jira dad badan oo walaac ka qaba dheerarkooda, waxay dareemaan khajilaad marka la weydiiyo cabbirka dheerarkooda, sidoo kale waxay dareemaan cuqdad iyo liidasho haddii lagu foorjeeyo...
View Article6 Qodob Oo Wanaajiya Caafimaadka iyo Awoodda Garasho Ee Maskaxda
Waxaa waajib ah in qofku uu iska xilsaaro ilaalinta iyo wanaajinta caafimaadka maskaxdiisa, si uu u dhiirrigeliyo in unugyo cusubi ay kobcaan, ugana hortago hoos u dhaca maskaxda ku yimaadda mar kasta...
View Article6 Sababood Oo Ay U Fiican Tahay In Buugaag Badan Lagu Keydsado Guriga
In buuggaag tiro badan aad ku kaydsato rugtaada gaarka ahi waxa ay leedahay faa’idooyin dhinacyo badan, xitaa haddii aanay suurtagal kuu ahayn in aa dhammaantood wada akhrido ama aad tahayba dadka aan...
View ArticleSiyaabaha Khalka Tufaaxa Loogu Qurxiyo Jidhka Iyo Timaha
Kijooyinka guryaheenna waxaa laga helaa cuntooyin iyo walxo kala duwan oo aynu cunto ahaan u isticmaalno laakiin xeeldheereyaashu sheegaan in ay xal u yihiin dhibaatooyin caafimaad oo qofka warwar ku...
View ArticleXanuunka Eernada Xudunta (Umbilical Hernia)
Xudunta waxaa mara xarigga isku xira hooyada iyo uurjiifka, xarigaan wuxuu dhexmaraa godyar oo ku yaala murqaha caloosha, inta badan godkaan wuxuu xirmaa wax yar kadib dhalmada, eernada xudunta waxay...
View Article