HABAB QAARKOOD AANAD FILAYN OO AAD ISKAGA ILAALIN KARTO HARGABKA
Waarbixin ay shabakadda Aljazeera ka soo xigatay shabakadda arrimaha caafiamadka ka faalloota ee ‘The Healthy’ ayaa qoraaga Tina Donvita ay ku soo bandhigtay qodobbo lagaga hortegi karo hargaBka, oo...
View ArticleCasho Cajiib Ah Oo Saliid La’aan La Samaynayo
Kulanti wanaagsan akhyaarta sharafta leh ee ku xiran barnaamijka cunto karinta, waxaan halkaan idin kula wadaahaynaa casho aad u wacan oo saliid la’aan la samaynayo. Ka bogasho wacan: The post Casho...
View ArticleCilladaha Iyo Xanuunada Ay Hurdo Yaraantu Keento
Xeeldheereyaal u dhashay dalka Ustareeliya ayaa cilmibaadhis ay ku sameeyeen waxa ku dhaca jidhka iyo maskaxda marka uu qofku seexan waayo hurdi ku filan, waxa ay ogaadeen: Qofka aan hurdo ku filan...
View ArticleRooti Iyo Khudaar Foorno La’aan La Samaynayo
Kulanti wacan asxaabta qiimaha badan ee ku xiran barnaamijka cunto karinta, maanta waxaan idiin la wadaagaynaa rooti kaluun iyo khudaar la dhex gelinayo islamarkaana foorno la’aan la samaynayo. Ka...
View ArticleSida Loo Sameeyo Bur Garaafo
Waxaan idin kula wadaagaynaa bur garaafo (Italian Donuts) si fudud loo diyaarinayo, waxaana rajaynaynaa inaad ka heli doontaan Ka Faa’idaysi wacan: The post Sida Loo Sameeyo Bur Garaafo appeared first...
View ArticleFaa’iidooyinka Caafimaad Ee Qofku Ka Heli Karo Cabista Biyo Ku filan
Biyuhu waxa ay qayb weyn ka yihiin samaysanka carjowda ku jirta xaglaha (Xubnaha laabma), waxa aanay caawiyaan in lafuhu si dabacsan u dhaqdhaqaaqaan iyo in ay qabtaan nabarrada dusha kaga imanaya...
View ArticleCabitaan U Roon Hooyooyinka Ilmaha Nuujiya
Assalaamu Caleykum walaalayaal, soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, maanta waxaan idin la wadaagayna cabitaan nafaqo badan oo laga samaynayo kaasoo uroon hooyooyinka ilmaha nuujiya iyo...
View ArticleMuufo Garnash Iyo Beer Ari Aad U macaan
Waa markale iyo barnaamijkii cunto karinta oo aan idin kula wadaagayno muuqaal ku saabsan muufo iyi beer ari, waxaana rajayneynaa inaad kawada maqsuudi doontaan: Nala daawada: The post Muufo Garnash...
View ArticleCasariye Aad U Macaan
Soo dhowaada asxaabta meel kastoo aad dunida ka joogtaan, maanta waxaan idin la wadaagaynaa rooti dhexda la gelinayo qorfe oo aad ka dhigan kartaan casariye. Daawasho wanaagsan: The post Casariye Aad...
View Article9 Xeeladood Oo Lagu Xoojiyo Awoodda Maskaxda (KOBCI FARIIDNIMADAADA)
Jimicsiga maskaxu waxa uu noqday dhaqan dunida ku soo kordhay oo muddooyinkan dambe aad loo isticmaalo, waxaana jira tababarro kala duwan iyo barnaamijyo arrintaas ku habboon. Maskaxda aadamuhu waa...
View Article3-DAAN Su’aalood Isweydii intaadan 2020 Hadafyo Dhigan
Waxaan galanaynaa sanad cusub sidaa awgeed ayuu ustaad Mubarak Hadi muuqaalkaan hoose nagula wadaagayaa su’aalo dhowr ay tahay inaan isweydiiyo ka hor inta ahdaaf dhigan 2020. Ka faa’idaysi wacan: The...
View Article7 Arrimood Oo Keeni Kara In Hadafkaagu Kuu Hirgeli Waayo
Muuqaalkaan hoose waxa uu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa toddobo oo keeni kara in qofka hadafkiisa u hirgeli waayo. Ka faa’iidaysi wacan: The post 7 Arrimood Oo Keeni Kara In Hadafkaagu Kuu...
View ArticleSaasaanta Iyo Astaamaha Lagu Garto Ilmaha Maskaxda Badan Ama Hibada Leh
Bismillah, Waalid kasta wuxuu dareemaa in cunugooda uu yahay mid ka duwan caruurta kale, laakiin waalidiin yar ayaa dareema in cunugooda uu leeyahay hibo aysan lahayn caruurta kale ama uu wax dheer...
View Article3 Nooc U Qeybi Saaxiibadaada
Muuqaalkaan hoose waxa uu ustaad Mubarak nagula Wadaagayaa saddex nooc oo ay tahay in saaxiibadaada u qeybiso. Ka faa’iidaysi wacan: The post 3 Nooc U Qeybi Saaxiibadaada appeared first on Daryeel...
View ArticleBaro 5 Meelood Oo Aad Ka Qarsan Karto Whatsapp-kaaga
Whatsapp-kaaga waxa uu leeyahay qeyn loogu talo galay inaad waxa qarsato. Muuqaalkaan waxaan kuugu sheegi doonaa 5 waxyaabood oo aad qarsan karto. Daawasho wacan: The post Baro 5 Meelood Oo Aad Ka...
View ArticleQURAAC HABAYSAN: Malawax, Beer iyo Khudaar
Kulanti wanaagsan asxaabta qiimaha badan ee ku xiran barnaamijka cunto karinta, waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa quraac fudud oo ka kooban malawax iyo beer. Ka faa’iidaysi wacan: The post QURAAC...
View Article4 Nooc Oo Khudradda Ka Mid Ah Oo La Dagaallama Xaydha Caloosha
Jimciyadda nafaqaynta ee dalka Jarmalka ayaa shaacisay noocyo ka mid ah khudradda midhaha ah oo ay ku jiraan curiyeyaal nafaqo oo muhiim u ah burburinta dufanka ku urura caloosha iyo dhinacyada....
View ArticleDaawo Qado Bariis Iyo Hilib Ari Aad U Macaan
Waxaan halkaan idin kula wadaagayaan qado macaan badan oo laga samaynayo bariis iyo hilib ari, waxaana rajaynaynaa inaad kawada maqsuudi doontaan. Daawasho wanaagsan: The post Daawo Qado Bariis Iyo...
View ArticleFarsamo Aad Dib Ugu Heli Karto Sawiradaada Xittaa Hadii Uu Kaa Lumo...
Ma ka walwal qabtaa inaad sawiradaada iyo muuqaalladaada dib u hesho weyso haddi uu kaa lumo ama kaa cilladoobo taleefoonkaaga? Daawo muuqaalkan oo baro qaab fudud oo aad ku heli karto keyd aan...
View ArticleCabitaan Caafimaad Badan Vitamin C-na Qani Ku Ah
Kulanti wacan waa qeyb kaloo ka mid ah barnaamijkii cunto karinta oo aan idin kugu soo gudbinayno cabitaan caafimaadka uroon islamarkaana uu ka buuxo vitamin C. Daawasho wacan: The post Cabitaan...
View Article