Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimeynta Qofka

XUSUUS-QOR DHAKHTAR-ILKOOD Waa Barnaamij Taxane ah oo ay idiin soo diyaariso Drs.Hibaaq Buubaal: Dadka qaarkood qiimo weyn maan siinaa iyo miisaan culus iyagoo runtii aan u qalmin? dadka qaarna ma...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Iska Hilmaan wixi hore

Waxay u baahan tahay geesinimo inaad iska ilowdo wixi aad soo martay, wixi ku dhaawacay, wixi ku dhibaateeyay, wixi murugo iyo ciil ku baday, shaqo aad weyday, guri kaa gubtay, xiriir kaa xumaaday, nin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Noqo Qof Leh Han Sare

Hadii aad aragto ruux wax un adiga ku dheer marnaba ha u maseerin ( ha u hinaasin) in aad sidiisa oo kale noqoto balse Allah ( SW) waydiiso inuu ku gaarsiiyo daraja ka sareeysa halka uu joogo , waayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaqiiqooyin Ku Saabsan Dumarka Musliimiinta

XUSUUS-QOR DHAKHTAR-ILKOOD Waa Barnaamij Taxane ah oo ay idiin soo diyaariso Drs.Hibaaq Buubaal. Qeybtaan ayay dhakhtaraddu uga hadlaysaa xuquuqda iyo qiimaha ay diinta islaamku siisay gabadha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku day in aad u Hadasho si Xikmadaysan !!

Ugu horrayn waa maxay xikmad ( xikmah) ?? Sheikh Ahmed Deedat ( Alle s.w.t naxariistii janno haka waraabiyee ) waxa uu yiri : ” Xikmadu macnaheedu waa in aad iska ilaalisaa waxa aad qabanayso iyo waxa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Su’aal Xambaarsan Xikmad Aad U Wayn !!

Sheikh Ibne Sammak ( naxatiistii janno alle ha siiyo) ayaa mar booqday nin boqor ahaa, Markii uu la kulmay boqorkii waa uu salaamay, isla xilligaana ninkii boqorka ahaa waxa uu gacanta ku haystay koob...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odhaahyo Xikmadeysan Oo Ku Saabsan Isfahamka Ragga & Dumarka

– Jacaylku waa shaqada qofka bilaa camalka ah, iyo nasashada qofka shaqeeya. – Qof aan sabir lahayn jacayl kama guul gaadho. – Bariga gabadhu wejiga ayaa ay qarsataa, galbeedkana lugaha. – Jacaylku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xikmad Yar oo Ku Saabsan Dookha Ragga iyo Dumarkaba

Raggu waxa ay jecel yihiin in ay dumarka ka helaan seddexdaan dabeecadood. Innan Dhowrsan misana Asturan. Innan Af gaaban waliba Xishood badan. Innan leh Dhaqan wanaagsan iyo Dabeecad daggan ....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Talo Kooban Oo Ku Anfici Doonta

– Ficilkaagu Waxa uu Muujinayaa Caqligaaga Barkii. Sidaa darteed waxa habboon waxa aad qabanayso in ay noqdaan wax wanaagsan. – Hadalkaaguna Waxa uu Muujinayaa Aqoontaada Barkeed. Sidaa darteed waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weedho Ama Oraahyo Murti Leh

1. Gabar kasta oo careysan ama murugaysan waxaa ka dambeeya nin aan wax fikrad ah ka haysan waxa qaldan uu sameeyay 2. Wiilashu inta badan ma gartaan sida wax yar oo ay sameeyeen ama yiraahdeen u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiso Muhiim ah oo Dhexmartay Macalin iyo Ardaydiisa

Macalin iyo ardaydiisa ayaa waxa ay ku sugnaayeen makhaayad ( maqaaxi ) Shaaha laga cabo kadibna Macalinkii waxa uu jeclaystay inuu ardaydiisa baro Waayo aragnimada Noolasha in aan lagu soo koobi karin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma doonaysaa in aad noqotid qof isku kalsoon?

Ugu horrayn waxaan wada ognahay kalsoonidu in ay tahay wax la abuuri karo sidoo kale qofka inuu isku kalsoonaado waa wax la abuuri karo hadii qofku uu layimaado dhowr waxyaabood . Hadaba waxaan isku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee Looga Hortagi karaa Ragga Shabeel Naagoodka ah??

Marka koowaad waxaan ka afeefanayaa oo aan ka cudur daaranayaa in aan ragga lawada simin waayo Ragga waxaa ku jira ragga aad u qiima badan oo fahmi kara qiimaha iyo qadarinta ay ku leeyihiin dumarka....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madoonaysaa dadku in ay ku Qadariyaan kuna Jeclaadaan?

Dabcan qof weliba waxa uu jecel yahay dadku in ay qadariyaan oo ay jeclaadaan .hadaba si ay taasi u dhacdo waxaa wanaagsan in aan la imaano sifooyinkaan ( arimahan ) soo socda . 1- Ka run sheeg...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay Tahay Sababta Raggu U Guursadaan Dumarka Xun??

Hadaad go’aansatid inaad diintaada dhamaystirtid oo aad guursatid, tolow yaad guursan lahayd? Ma waxaad baadhi lahayd inan hoyadaa u eg oo sida hooyadu ilmaheeda u koolkooliso oo u ilaaliso kuu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Talo Muhiim Ah

Hadii qof si aadan jeclaysan u hadlo, fikradiisa u cabiro ama ku aflagaadeeyo, ha ugu jawaabin si xun, aflagaado ama si caro leh. In qof ama qolo loo gefo marnaba ma aha hab wax lagu saxo, keliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haddii Cuntadu Ay Koriso Jirka, Akhriskuna Wuxuu Koriyaa Maskaxda Iyo Fahanka

Dheefta wax akhriska laga helaa maaha mid la barbar-dhigi karo dhibka uu leeyahay, balse waa in la xusaa haddiiba uu leeyahay wax dhib ah. Wax akhris waxa aan uga jeednaa qofka oo hamuun u qab in uu...

View Article


QISO QIIMO BADAN: Nin iyo Xaaskiisa Ayaa…..

Nin iyo xaaskiisa ayaa waxaa jirtay in xiliyada laga nasto shaqooyinka ay habeenada qaarkood maqaayadaha u casho tegi jireen. Habeen habeenada ka mid ah isagoo ninka isu diyaariyey in xaaskiisa uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxaa Xaqiiq Ah In….

Waxaa xaqiiq ah: – Kali noolashiyuhu ( in aad kaligaa noolaato ) waa Dhibaato amaba Ciqaab. – Dad xun in aad la noolataase ka imtixaan iyo dhib badan. – In aad saaxib xun yeelatana waxaa ka wanaagsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Markasta oo Wax Kaa Lumaan, AKHRISO DUCADAAN!

Markasta oo aad dareentid inaad halawsantahay nolosha, oo aanad garanayn wadadaada ama ujeedada nolosha aanad garanayn, Markasta oo aad dareentid in aanad garanayn halka aad wax ka bilaabtid, DUCADAAN...

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live