Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fikradaha Laga Faa’iidi karo Buugga Mini Habits By Stephen Guise

Assalaamu caleykum dhammaantiin, kulanti wacan kusoo dhowaada barnaamijkii Fikrad Iyo Buug ee uu soo diyaariyo islamarka uu soo jeediyo ustaad Mubarak Hadi. Xalqadaan oo ah middii 31-aad ayuu ustaadku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caafimaadka Afakaadhada

Afakaadhadu waxa ay ka mid tahay noocyada khudradda ee ugu fiican caafimaadka, waxa aanay in badan oo ka mid ah kaga duwantahay in ay ku yartahay Kaarboohaydarayt ku iyo in ay leedahay dufanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baro Afarta Cadow Ee Guusha

Muuqaalkan uu soo gudbinayo ustaad Mubarak Hadi ayuu kaga hadlaya cadowyada guusha. Wax walba waxay leeyihiin cadow, Horta qofka guusha iyo horumarka nolosha maxaa cadow ah oo ka hor istaaagga? Waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka Hayaan Saboolnimada!

Bal aan iskudayo inan qeexid usameeyo macnaha faqriga balse sida aan ka aaminsanahy faqrigu inuusan ahayn oo kalya qof aan wax maal ama hanti haysan, balse qofka aadanaha ah waxa uu faqiir ka noqon...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shan Qaab oo aad Kalsoonida Naftaada kor ugu qaadi karto

Waa xalqadii 8-aad ee barnaamijkii Waydiin iyo Warcelin, qeybtaan ayuu Ustaad  mubarak Hadi nagula wadaagayaa habab uu qofku kalsoonida nafttiisa kor ugu qaadi karo. Ma dareemaysaa in kalsoonidu kugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Learn Top 5 Health Benefits Of Okra

Also known as lady’s fingers, Okra is a plant with flowers and a green appearance. This plant belongs to the family of cotton and hibiscus. While it is the name of the plant, generally, the word Okra...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Seven health benefits of Papaya You Should Know About

Papaya is referred to as the fruit of the angels because of its nutritious properties. It is a fruit that contains a huge amount of Vitamin C along with a range of different benefits for the human...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hababka Jidhka Iyo Timaha Loogu Qurxiyo Saliida Afakaadhada

Khudradda Afakaadhada waxaa ku jira 30 nooc oo ah faytamiinnada iyo curiyeyaasha jidhka awoodgeliya, waxaa ka mid ah faytamiinnada A, B, C, E, K iyo macdanaha iron, Copper, Magnesium, Potassium iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Why you Should Eat Oranges More Often

Improves Vision Any foods that contain fair quantities of vitamin A aid in ensuring eye health is medically in check and there Is nothing untoward happening to your eyes. Oranges are a source of...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

3 Surprising Health Benefits of Beetroot

There are many health benefits to consuming beetroot and gaining the health benefits that are associated with plant in different forms. There are some surprising benefits to eating beetroot that can...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caajiskaa Wax-Akhriska

Ku soo dhowaada barrnaamijkii “dhibtaada ila wadaag” ee ay soo diyaariso Dr. Hibaaq Bubaal, qeybtaan ay Dr Hibaq nagula wadaaagaayaa taalooyin ku saabsan caajiska wax-akhriska. Wixi fikrad ah noogu soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Milk, The Most Nearly Perfect Food

Once advertised as the most nearly perfect food, milk has been a mainstay of healthy eating for centuries. A cup of warm milk before bedtime has long been a favorite mothers remedy for a good night’s...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pomegranate: Superfood Or Just Plain Good For You

The pomegranate is considered a very healthy fruit ranked above blueberries, avocados, green tea and so on. Its healing qualities are mentioned in the bible. Believed to get started in Iran or Ancient...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee Kor Ugu Qaadi Karaa Xusuusta Wixii Aan Akhriyay?

Waa xalqadii 9-aad ee barnaamijkii Waydiin & Warcelin, maanta waxa uu Mubarak Hadi nala wadaagayaa talooyin ku aadan weydiin lasoo weydiiyay oo ah sidee kor ugu qaadaa xusuusta wixii aan akhriyay?...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saaxiibtinimo maxey tahay? W/Q Siciid Xagaa.

Saaxiibtinimadu waa sida deeq raashin ah oo kale. Socdaalka noloshu waa mid xiiso leh marka aad la dagaalanto daciifnimadaada. Mararka qaarkood cadawgaaga ayaa si fiican kuu bara saaxiibkaaga runta ah....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guushu waa maxay ? W/Q Siciid Xagaa.

Waa suuragal in qofka dhinac ka eego fisiraadda Guusha. hase yeeshee aniga waxaan ku soo koobayaa dhowr qodob oo macquul ila noqday. 1-Kalsooni: waa qodobka ugu xoogga badan ee aan ku tilmaami karo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

About Cinnamon: Amazing Health Benefits You Should Know

Cinnamaldehyde is a compound found in cinnamon. Majority of it is found in the oily part of the cinnamon when it is still a tree. This compound is the reason why cinnamon—in the form of a...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kaabayaasha xidhiidhka jaceylka W/Q: Ibraahim Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

Kolka aad rabto in aad abqaasho geed waa in aad hesho dhulkii. Mar labaadka waa in aad diyaarsato ooddii ama jaajuurkii aad kaga weegaari lahayd noolaha waxyeeli kara. Waa in aad u banneyso meel ay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haddii Aad Isku Aragto Calaamadahaan Borotiinka Ayaa Jidhkaaga Ku Yar

Hargeysa (Geeska)- Dadka badankoodu waxa ay ogyihiin in barootiintu ay faa’iido badan u leedahay caafimaadka, laakiin dad badan ayaa aan aad u fahamsanayn sababta faa’iidadaasi. Barootiintu waa curiye...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dietary Benefits of Turmeric and Its Uses

Turmeric spice is attained from the turmeric plant. This spice is exceedingly common in Asian food and is used especially for curries. It has a specific soothing and slightly bitter taste that is used...

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live