Jooniska C (Hepatitis C)
Jaundice in the sclera (white) of the eyeBobjgalindo, via Wikimedia Commons, CC BY-SA 3.0 License Akhriste ku soo dhawaw qormada todobaadkan oo aynu ku faaqidayno qayb kale oo ka mid ah caabuqyada ku...
View ArticleFaa’idooyinka Toonta Ay U Leedahay Dumarka!
Faa’idooyinka toonta ay u leedahay dumarka: Toontu waxa ay guud ahaanba jidhka bani’aadamka u leedahay faa’iidooyin caafimaad. Faa’iidooyinkaas qaar ka mid ah oo ay si gaar ah ugu leedahay dumarka...
View ArticleDhibaatooyinka Laga Dhaxlo Gudniinka Fircooniga Ah (Female Genital Mutilation)
Waxaan ka mid nahay bulshada caalamka kuwa ku caan baxay gudniinka fircooniga, hadaba casharkaan waxaan kaga hadleynaa dhibaatada caadadaan ay u lee dahay caafimaadka iyo nolosha dumarka. Fircooniga...
View ArticleHungo Iyo Niyad Jab Dheh Marka Aad…..
-Marka aad la kulanto dhibaato oo aad garabkaaga ka waydo saaxiib kula wadaaga murugada, kaalana dabaasha masiibada, niyad jab dheh -Marka eraykasta iyo ficil kasta oo kaa yimaada loo fasirto xumaan,...
View ArticleBeerka Xeyrta Leh ( Fatty Liver)
Beerka xeyrta leh: Waxaa caadi ah in subag yar uu ku sameymo gudaha beerka. Laakin hadii heerka subaga uu ka bato 5 ilaa 10 boqolkiiba miisaanka beerka, waxaa dhacaya cudurka beer subaga Waxaa jira...
View ArticleCaafimaadka Sisinta (WAA DAWO QIIMO BADAN)
Sisinta waa miraha ugu qadiimsan ee saliidda laga dhaliyo oo uu bani aadamku bartay.Waxa ay ka bixi jirtay meelo badan oo dunida kamid ah muddo ka badan 5000 sano. Dalaggan waxa uu taariikh u leeyahay...
View ArticleDaalka Iyo Hurdada Dharagta Kadib!
Daalka iyo hurdada yimaada dharagta kadib waa wax dhamaan aadanuhu ay ka simanyihiin. Marka aad cuntaysid siiba mararka aad cuntid cunto badan waxaad dareemaysaa caajis waxaana laga yabaa badanaa...
View ArticleWaalidka Arrimahaan Isku Arkaa Ha Ogaado In Uu Ku Fashilmay Barbaarintii...
Hooyadu waxa ay dhibaato iyo culays nafsadeed, jidheed iyo caafimaad kala kulantaa uurka ilmaheeda, waxaa intaas u dheer masuuliyadda ka saaran dhowrista iyo ilaalinta ilmaha uurkeeda ku jira....
View ArticleRaggu Waxey Jecel Yihiin Gabadha Leh Dabeecadahaan!
Sida caadiga ah dadku waa ay ku kala duwan yihiin dabeecadaha iyo hab-dhaqanka, sidoo kale waxa aanay iskaga mid noqon karin dookha iyo arrimo badan oo nolosha ka mid ah sida ay u qiimaynayaan, si...
View ArticleSababaha Keena Finanka (Acne) Iyo Sida Looga Hortago
Maqaarka wuxuu leeyahay godad yaryar, godadkaan yaryar ee maqaarka ayaa waxaa xiri kara saliida uu soo saaro jirka, sidoo kale waxaa xiri kara bagteeriyo iyo wasakh. Marka ay godadka maqaarka xirmaan...
View ArticleFaham U Yeelo Marka Jacaylka Hooyada Uu Noqon Karo Cudur Halis Ku Ah...
Isla marka uu ilmuhu dhasho waxaa bilowda xidhiidh maalinba maalinta ka dambaysa sii xoogaysta oo u dhexeeya isaga iyo hooyadii. Waxa uu marara qaarkood gaadhaa heer ay hooyadu diido in ilmaheedu uu...
View ArticleFurayaasha Qalbiga Gabadha Lagu Kasbado!
Furayaasha qalbiga gabadha: Gabadhu abuur ahaan waa xasaasi, waxa aanay jeceshay kalgacal iyo shucuurta naxariista iyo koolkoolinta lihi in ay udub dhexaad u noqoto nolosheeda, marka la eego xidhiidhka...
View ArticleXaalada Isbedelka Caadada kahor (Premenstrual Syndrome)
Xaalada Isbedelka Caadada kahor (Premenstrual Syndrome) In badan oo kamid ah dumarka ayaa dareemo isbadalo ku yimaado dhanka dabeecadda iyo waliba xanuunka xiliga caadada. Xanuunka ugu badan ayaa laga...
View ArticleWaa Kuwee Cuntooyinka Kordhiya Hammada?
Dadka qaar waxay aaminsan yihiin inay jiraan cuntooyin gaar ahaa oo ka caawinayaa kulanka gogosha. Haddii ay jiraan caddeymo ku saabsan in hal cunto ah oo aad qaadatid ay sare u qaadi karto...
View ArticleAdeegyo Waxtar Badan Oo Whatsapp-Ku Leeyahay Laakiin Dad Badan Aanay Ogayn!!
WhatsApp ka oo 12 sano jiray ayaa ka mid ah shabakadaha ‘Apps’ xidhiidhka ee dunida loogu isticmaalka badanyahay dirista farriimaha gaagaaban. Tan iyo markii la aasaasay oo ahayd 2009 kiina WhatsApp...
View ArticleMuhiimadda Cabbitaanka Raqayga (Xamarta) Ee Xilliga Ramadaanka
Photo Credit: caribbeanpot.com Bogga Internetka ee Fitness oo ka faallooda arrimaha caafimaadka ayaa qoray qaar ka mid ah faa’idooyinka ay raqaygu u leeyahay caafimaadka. Boggan...
View ArticleBeer Xanjoobid (Liver Cirrhosis)
Beer xanjoobid ama beer qolfoofid: Ku soo dhawow akhriste, qormada todobaadka oo aynu ku falan qayn doono mid ka mid ah cudurada beerka ku dhaca. Beerka oo xanjoobaa waa dhibaato mudo dheer ka dib ka...
View ArticleSababaha Keena Lafa Beelka (Osteoporosis) Iyo Sida Looga Hortagi Karo
Lafa beelka (osteoporosis) waa xanuun ku dhaca lafaha, waxuu sababaa in awooda lafahu ay daciifaan ama ay khafiifaan taasoo keeni karta in laftu ay jabto xataa hadii inyar la qaloociyo. Laftu waa...
View ArticleNaas Nuujinta Xilliga Soonka Iyo Talooyinka Dhakhtarka
NAAS NUUJINTA IYO RAMADAANKA: Waxaa jira hooyooyin badan oo carruur jaqsiiya naaska, laakiin jecel in ay soomaan bisha barakaysan ee Ramadaan, kuwaas oo warwar badan ka qaba in soonku raad ku yeesha...
View ArticleCunista Cambaruudka Iyo Caafimaadka
Cambaruudka Waa miro kulansaday nafaqo kala duwan oo jirka qeybihiisa kala duwan wax u tarto. Waxaa laga helaa fitamiin C, potassium, fitamiin K, copper, iyo magnesium Waxaa kaloo ku badan maadada...
View Article