Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ceesh Iyo Maraq Digir Laga Samaynayo

Ku soo dhowaada barnaamijkii cunto karinta oo aan maanta idin kugu gudbinayno ceesh iyo maraq aad u wacan oo laga samaynayo digir. Daawasho wanaagsan: The post Ceesh Iyo Maraq Digir Laga Samaynayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

3 Arrimood Oo Sun Ku Ah Nolosha Qofka

Noloshu waxa ay leedahay caqabado badan oo u baahan in xikmad, dulqaad, aqoon iyo talo lagaga gudbo. Hal-adayga iyo dhiirranaantuna waxa ay ka mid yihiin furayaasha muhiimka u ah nolosha ee uu qofku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cillado Haddii Aanad Gaadhiga Laga Daawayn Khatar Wayn Ku Keeni Kara...

Baabuurtu waxa ay ka mid yihiin gaadiidka aadamuhu u samaystay in uu u sahlo isu socodka, kana furto dhibta badan ee waayadii hore ka jiri jirtay adeegsiga gaadiidkii dabiiciga ahaa ee fardaha iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muhiimadda Ay Leedahay In La Joogteeyo Cunista Malabka

Faa’idooyinka caafimaad ee cunista malabka : Malabku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka dabiiciga ah ee ugu faa’idada badan caafimaadka qofka, sababtuna waaxaddiga aadka u badan ee faytamiinnada,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Calaamadaha Qofka Xaasidka Ah!

Qofka Xaasidka ah: Wuxuu mar kasta u muuqdaa qof madluum ah halka isaga uu yahay Daalim wax xasdaya,Wuu murugoonayaa marka uu arko qofki uu xasdayay oo faraxsan,Waxaa u siyaadaya oo wajigiisa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Quraac Aad Uga Farxin Karto Xajigaaga

Waa markale iyo barnaamijkeennii cubto karinta oo aan maanta idin kula wadaagayno quraac habaysan oo marwooyinku ay saygooda u diyaarin karaan. Daawasho wacan: The post Quraac Aad Uga Farxin Karto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qado Dhamaystiran Oo Aan Waqti Badan Kaa Qaadanayn

Kulanti wanaagsan akhyaarta qiimaha badan ee nagu xiran, waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa qado dhamaystiran oo aan waqti badan u baahnayn si loo diyaariyo. Halkaan ka daawo muuqaalka: The post...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

3 Qaab Oo Internet-ka Looga Shaqayto

Muuqaalkaan waxaan ku sharrixii doonaa sida internetka looga shaqaysto maadaama dad badan ay fursad u helayaan inay online wax ku bartaan ama ku shaqaystaan waana arrin ay dad badan ay xiisaynayaan....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Oodkac Si Fudud Loo Samaynayo Oo Aan waqti Badan Kaa Qadaneyn

Maanta waxaan idin gudbinaynaa odkac Somali si fudud loo diyaarinayo oo aan waqti badan u baahnayn. Halkaan ka daawo muuqaalka: The post Oodkac Si Fudud Loo Samaynayo Oo Aan waqti Badan Kaa Qadaneyn...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shawarma Digaag Gurigaaga Ku Samayso

Jimco wanaagsan walaala qiimaha badan ee nagu xiran, maanta waxaan idiin ceesh iyo digaag si fudud guriga loogu diyaarin karo. Halkaan Ka Daawo: The post Shawarma Digaag Gurigaaga Ku Samayso appeared...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

3 Cabbitaan Oo Nafaqo Leh 5 Daqiiqo Ku Samayso

Waa markale iyo barnaamijkii ee aad jeclaydeen ee cunti karinta oo aan maanta idin kugu hayno muuqaal cusub oo cabitaanno nafaqo leh oo aan waqti badan u baahnayn in la diyaariyo, waxaana rajeynaynaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Quraacda Dadka Arooska Ah Iyo Dumarka Umusha Ah

Kusoo dhowaada markale barnaamijkii cunto karinta oo aan maanta idin kula wadaagayno quraacda dadka arooska ah iyo dumarka umusha ah. Halkaan ka daawo muuqaalka: The post Quraacda Dadka Arooska Ah Iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas Calooleed( Gastritis)

Xanuunka gastritis Ama Gaas calooleed ka waa Infekshin (infection) kudhaca caloosha, waxaana sababa wax yaabo kaladuwan sida Bacteeriya (Bacteria), looyaqaan H Pylori iyo qaab nololeedka qofka. Gaas...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qado Reerka Dhan Ka Farxinaysa

Barnaamijkeenna cunto karinta maanta waxaan idin kula wadaagaynaa qado dhamaystiran oo aad u wacaan, waxaana rajaynaynaa inaad kawada maqsuudi doontaan. Halkaan ka daawo: The post Qado Reerka Dhan Ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Quraac Aad U Wacan

Muqaalka hoose kaga faaidayso quraac aad u wacan oo ka kooban muufo iyo dallac bilaash. Halkaan ka daawo: The post Quraac Aad U Wacan appeared first on Daryeel Magazine.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

7 Qalad Oo Ay Raggu Sameeyaan Oo Khatar Ku Ah Caafimaadkooda!

Raggu waxa ay sameeyaan qaladaad khatar ku ah caafimaadkooda oo ay ka mid tahay in aanay waqti u goynin ama go’aan ku dhiirasho oo dhab ah ku qaabilin waxyaabaha ay ogyihiin in uu caafimaadkooda wax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

10 Effective Stress Solutions

“The greatest weapon against stress is our ability to choose one thought over another.” -William James Dr. Nafisa Sekandari and Sr. Hosai Mojaddidi Mentalhealth4muslims.com The American Medical...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Maraq Iyo Sabaayad Aad U Macaan

Kulanti wacan daawadayaasha qiimaha badan ee ku taxan barnaamijkeena cunto karinta, muuqaalka maanta waxa uu ku saabsan maraq iyo sabaayad, waxaan rajaynaynaa inaad kawada maqsuudi doontaan: Halkaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Quraac Nafaqo iyo Caafimaad Badan 5 Daqiiqo Ku Samayso

Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa quraac caafimaad badan oo si fudud loo diyaarinayo. Alaabta loo baahan yahay: 2 koob oo caano ah1 koob oo biyo ahBoorashMiraha chia seeds Halkaan ka daawo: The...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cuntooyinka Caruurta Ka Caawiya Inay Dheeraadaan

Ma’ Ogtahay in nidaamka nafaqo ee qofku helayaa sida uu miisaanka xidhiidh ula leeyahay, si la mid ahna uu joogga qofka ugu leeyahay?! Jacaylka aadamuhu u qabo dhererku waa arrin laga siman yahay rag...

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live