Quantcast
Channel:
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

12 faa’iido Oo Aad Ka Helayso 15 Daqiiqo Oo Socod Ah Maalin Walba

Faa’iidooyinka laga helo socodku kuma koobna miisaan dhimista oo keiya, balse waxa ay sida oo kale wanaajisaa dabeecadda iyo dad la dhaqanka qofka, waxa ay yaraysaa sakatiga iyo xaaladaha nafsiga ah,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

QISO CIBRO QAADASHO MUDAN: Caruurta Waa Nimco…

Caruurta waa nimco alle nagu mannadeestay, waalidkane waxaa ka saaran xuquuq badan oo hadduu dayaco uu alle kula xisaabtami doono. Hadda ka hor ayaa hooyo ilmaheedii inta ay guriga kor kaga xirtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haddii Ay Daawo Kuu Socoto Ka Dheerow Cuntooyinkan & Cabbitaanadan!!!

Waa arrin caadi ah in dhakhaatiirta ku nool dhulka alkahoosha lagu isticmaalaa ay bukaanka u sheegaan in ay joojiyaan inta ay dawada isticmaalayaan.  Laakiin waxaa dhif ah in dhakhaatiirtu ay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

6 Caado Oo Dila Qofka Sumcadiisa Iyo Sharaftiisa Dadkuna Ay Ku Nacaan

Qormadan waxa aynu ku eegaynaa habdhaqanno dadka qaarkii ula muuqda in ay fudud yihiin, oo la ogaaday in ay khatar ku yihiin xaaladda nafsiga ah ee qofka, tamartiisa iyo sumcaddiisa. Waxa kale oo aynu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababa Keena In Midabka Indhuhu Isbeddelo

Bu’da iyo wiilka indhaha aadamuhu waxa ay leeyihiin midabbo kala duwan, laakiin boqolkiiba 70 dadka qaaradaha adduunka oo dhan, midabka indhahoodu waa bunni. Marka si gaar gaar ah loo eego midabka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qado Dhamaystiran Oo Reerka Dhan Ka Farxinaysa

Kulanti wacan, ku soi dhowaada barnaamijkii cunto kariska oo aan idin kugu soo gudbinayno qado dhamaystiran oo aad u wacan: Daawasho wanaagsan: The post Qado Dhamaystiran Oo Reerka Dhan Ka Farxinaysa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawooyin Ay Tahay Inay Ka Fogaato Hooyada Uurka Leh

Hadii aad uur leedahay waa inaad ka fogaataa isticmaalka daawo uusan dhakhtar kuu qorin, isticmaalka daawooyinka qaar waxay saameyn ku leeyihiin uurjiifka amaba hooyadaba markii ay uur leedahay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rain & Beauty

It was a wet spring in April. As it began to rain, people in the street rushed to the nearby business premises along the street to take cover from the rain. Several people who got wet from the rain...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

How to Address Strangers in Somali!!

If you have ever traveled overseas and happened to bump into a Somali fellow in an international airport, you must have noticed his redundant friendliness. Somalis are very friendly to one another,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Talooyinka Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus Ee Ku Habboon Suuqa, Goobaha...

Adduunyada oo dhan waxaa hadheeyey cabsi weyn oo laga qabo faafitaanka xanuunka Coronovirus oo si xawli ah u faafaya, khatarna gelinaya nolosha aadamaha. Sidaa awgeed waxaa muhiim ah in feejignaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cuntooyin Jirka Ka Difaaci Karo Xanuunka Corona

Corona waa caabuq fayras oo ka faa’idaysto difaac yarida jirka bini’aadanka sida hargabka oo kale, fadlan ku dadaal waxyaabaha difaaca sare u qaado sida Liinta nuucyadeeda kala duwan, toonta,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxyaabaha Sababo Biyo Bixidda Ragga Ee Daahda

Marka uu ninku samaynayo galmo waxaa khasab ah inuu gaaro heer uu biyaha soo saaro. Xiliga biya baxa ninka ayaa noqon karta mid soo deg degta taasoo inta badan la arko xiliyada ugu horeeya ee uu qofku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MA MUHIIM BAA AF-SAN XIDHKU, QAABKEE SE LOOLA MACAAMILAYAA?

Af/San xidhku waa hab loogu talagalay in qofku uu iskaga ilaaliyo fayraska Caronavirus ee laga yaabo in uu soo raaco neefta qofka xanuunkan qaba ama dhibcaha qoyan ee ka soo baxa sankiisa iyo afkiisa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ARRIMO CAQABAD KU NOQON KARA LA TACAALISTA CORONAVIRUS?

Xawaaraha uu xanuunkani ku faafayo iyo khatarta uu u leeyahay nolosha aadamaha ayaa kallifaya in mar kasta la qaado tallaabooyin la filayo in ay sabab u noqon karaan ka badbaadistiisa, ama ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Habab Dabiici Ah Oo Aad Cabudhka sanka Kula Tacaali Karto

Cabudhku waxa uu ka mid yahay xaaladaha ugu badan ee laga cawdo xilliyada hargabka, qaboobaha iyo dadka sanboorka leh, waxaana jira dawooyin kala duwan oo loo adeegsado. Qormadan waxa aynu ku eegaynaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wargeys Mareykan Ah Oo Ku Taliyay In La Raaco Taladii Nebi Muxamed (csw) Si...

Nadaafadda, Karantiinka caafimaad iyo in guryaha lagu negaado ayaa ah tiirarka illaa hadda adduunka oo dhami ku celcelinayo in lagu waajaho xanuunka ‘Covid-19’. Majaladda NEWSWEEK ee ka soo baxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

9 Arrimood Sababi Karo In Wax Akhrisku Kugu Adkaado

Maxaa keeni kara in qofka wax akhrisku ku adkaado? Muuqaalka hoose waxa uu ustaad Mubarak Hadi ku soo gudbinayaa 9 arrimood oo qofka ka hor istaagi kara ama u diidi kara inuu wax akhriyo. Ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

QOSOLKA & CAAFIMAADKA( 9 Faa’iido Oo Cajiib Ah)

Sida caadiga ah waxa uu qofku nolol maalmeedka si joogto ah ugala kulmaa cadaadisyo kala duwan oo ku lammaan shaqada, macaamilka dadka iwm, waxaana mararka qaarkood ay kaga tagaan xaalado nafsi ah oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Erayo Qalbiga Taabanaya Oo Aabe Wanaagsan Uu Wiilkiisa Kula Dardaarmay

Inagga oo mar kasta diyaar u ah in uu gudanno waajibaadka naga saaran saaran akhristayaasheenna ee ah in uu wixii faa’ido u leh nolosha iyo maskaxda aynula wadaagno waxa aynu dardaarankan qiirada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

9 Dabeecadood Oo Gabadhu Ay Leedahay Oo Dhaqso Isku Beddela Marka Ay Hooyo...

Hooyonimadu waxa ay beddeshaa hab nololeedka gabadha. Tusaale ahaan hurdada, jadwal-hawleedkeeda iyo xitaa dabeecadaha iyo dhaqannada lagu yaqaanno. Waxa aanay furtaa daaqad cusub oo ay gabadhu ka...

View Article
Browsing all 1527 articles
Browse latest View live